Sanaag Media

Sanaag  Media Sanaag Media waa Warbaahin Dhex Dhexaad Ah Oo Madaxbanaan.

29/08/2023

Suldaanka Guud ee Somaliland oo gaadhey jidaha h**e ee gobolka Sool.

Garab istaag ayay inooga baahan yihiin Ciidamada Qaranku,madaama oo ay naftooda inoo hureen.
26/08/2023

Garab istaag ayay inooga baahan yihiin Ciidamada Qaranku,madaama oo ay naftooda inoo hureen.

26/08/2023

Ciidamada Qaranka oo Degmada Oog Dib Isugu Abaabulaaya.

21/08/2023

Maxamed Kaahin Axmed oo murashax noqon doona 2035-ka.

09/07/2023

Shacabka magaaladda Jigjiga oo soo amba bixiyey Ciidamadii Dab-damiska ee gurmadka u tegay bakhtiinta Suuqii ku gubtay magaaladaas.

08/07/2023

Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun oo ka hadlay dabkii xalay ka kacay mid kamid ah suuqyada waaweyn ee magaaladda Jigjiga.

08/07/2023

Ciidamada Dab-damiska Somaliland iyo siday uga hawlgaleen xakamaynta iyo daminta dabkii ka kacay suuqa Taiwan ee magaaladda Jigjiga.

Sawiro:-Ciidamada Dab Damiska Somaliland ayaa kaalinnwax ku ool ah ka qaatay daminta dabkii ka kacay mid kamid ah suuqya...
08/07/2023

Sawiro:-Ciidamada Dab Damiska Somaliland ayaa kaalinnwax ku ool ah ka qaatay daminta dabkii ka kacay mid kamid ah suuqyada waaweyn ee magaaladda Jigjiga.

08/07/2023

Maayir magaaladda Jigjiga oo ka warbixiyay dab ka kacay caawa mid kamid ah suuqyada waaweyn ee magaaladda Jigjiga.

"Runtii waxa aan la dareen iyo damqasho nahay walaalaha reer Jigjiga ee caawa masiibada dabka ee suuqoodii weynaa haleel...
07/07/2023

"Runtii waxa aan la dareen iyo damqasho nahay walaalaha reer Jigjiga ee caawa masiibada dabka ee suuqoodii weynaa haleelay. Waa arrin xanuun nagu ah in hanti badani dabkaa galaafanayo, Ilaahay baan uga baryeynaa in uu cawil kheyr qaba ugu beddelo." MUSHARRAX CIRRO

07/07/2023

Somaliland ayaa gurmad ay hogaaminayaan Maayir Cabdikariim Axmed Mooge iyo Taliyaha ciidamada Dab damiska Somaliland u dirtay magaaladda Jig jiga.

25/06/2023

Askari Ciidamada Qaranka Ka Tirsan Oo Reer Laascaanood Farin U Diray.

Address

Ceerigaabo
Erigabo
2522

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sanaag Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share