Maamuus Media

Maamuus Media Public

Wasiir Ku xigeenka Wasaarada Malagashiga iyo Warshadaha JSLND  Eng Maxamed Elmi Huuno Ayaa Bulshada Somaliland Ugu Hanba...
17/02/2026

Wasiir Ku xigeenka Wasaarada Malagashiga iyo Warshadaha JSLND Eng Maxamed Elmi Huuno Ayaa Bulshada Somaliland Ugu Hanbalyeeyey Curashada Bisha Barakaysan Ee Ramadan.

06/12/2025

Axmed Faarax Biciide Aanu Tolka Nahay Waxaan Leeyahay Inanka Naga Qabta Dhulka Nagu Haysta Hadaad La Ogtihiina Waa Meesheda

Ex Xildhibaan Axmed Isixaaq

06/12/2025

Iyo Culimada Reer Boorama Oo Soo Gabagabeeyey xaladii Suuqana Lugayneya

30/11/2025

Odayaal Iyo Waxgarad Baaq Udirey Madaxweynaha Somaliland Sidoo Klena Sheegay Degaano Ay Leeyihiin Uu Badhasaabka Gobalka Sanaag Faragalin Qaawan Ku Hayo

25/11/2025

Dhiga wada dhiga hada 🥷🏻

Ku: Maamulka Sare ee Shirkadda Dahabshiil / TelesomUjeeddo: Codsi ka Qaybgalka Gurmadka AbaarahaMudane/Maro,Iyadoo abaar...
10/11/2025

Ku: Maamulka Sare ee Shirkadda Dahabshiil / Telesom

Ujeeddo: Codsi ka Qaybgalka Gurmadka Abaaraha

Mudane/Maro,

Iyadoo abaaruhu si xoog leh u saameeyeen Qaybaha kala Duwan ee bulshada Ceelafweyn, gaar ahaan Dadka ku nool miyiga iyo Deegaanada Xoolo-Dhaqatada ah, Waxaan idiinka Codsanaynaa shirkaddiina Qiimaha badan in ay kaalin Muuqata ka Qaadato Gurmadka Abaaraha Socda.

Shirkadda Dahabshiil/Telesom waxay door muhiim ah ka qaadataa Horumarinta Bulshada iyo waxqabadka Samafalka, sidaa darteed, ka qaybqaadashadiinnu waxay Noqon Doontaa nafis iyo Rajo cusub Oo ay Helaan kumannaan Qoys oo Dhibaatadu saameysay.

Waxaan rajaynaynaa in aad gacan ka gaysataan:

Biyaha iyo raashinka degdegga ah

Caawinta xoolo-dhaqatada

Kaalmada caafimaadka iyo agabka Nolosha
[Alle Mahad Leh]

The Goat 🐐
24/07/2025

The Goat 🐐

09/07/2025

Hadalkuba Waa Intaa Iyo Madaxwaynah 7aad Somaliland Hersi Ali

  Gudida nabada haweenka degmad celafwayn ee mideeye oo shahadooyin ku donsiyay mamulka gobolka sanaag iyo mamulka degma...
17/06/2025

Gudida nabada haweenka degmad celafwayn ee mideeye oo shahadooyin ku donsiyay mamulka gobolka sanaag iyo mamulka degmad celafwayn gudida fulinda go aamadii nabada ee celafwayn

06/06/2025

Ceelafweyn Mudo Badan Kabacdi Dibay Usoo Noolaatey Sidan Ayey Ahyd Maanta Salaadii Ciidul Adxa

06/06/2025

Ceelafweyn Sidee Maanta Looga Oogey Salaada Ciida

Wasiirka Gobolada Bari Eng Maxamed Elmi Huunno Ayaa Salaada Ciida Kala Qaybgalley Shacabwaynah Degmad Ceelafweyn
06/06/2025

Wasiirka Gobolada Bari Eng Maxamed Elmi Huunno Ayaa Salaada Ciida Kala Qaybgalley Shacabwaynah Degmad Ceelafweyn

Address

Erigavo
CAEAANI9900

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maamuus Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share