08/03/2026
Muuqaalkan waxa ka muuqda laba khalad oo u baahan sixitaan, kan kowaad waa Garsoorka oo u baahan tababar iyo in la qaato mid cusub, khaladka kalena waa shacabkii daawadayaasha ahaa oo ku jira xayndaabka Garoonka iyagana waa in la saaraa goobta loogu talo galay daawashada.
Wasaarada Ciyaaraha Gobolka Sanaag iyo Xidhiidhkuba shaqo wanaagsan bay u hayaan dhalinyarada intaasna waa inay wax ka qabtaan si ay u soo baxdo quruxda tartanka.
Adiga maxay kula muuqataa?