Mostapha Abdulahi Arey

Mostapha Abdulahi Arey news

Sawirkan hal kelmad ku macne tix iyo tiraab🧠🧠
21/09/2022

Sawirkan hal kelmad ku macne tix iyo tiraab🧠🧠

12/09/2022
Mahamuud Diriid Faarah Macalin Ninkarmeed Hawlkar ah Oo aflixiyeey arday farabadan aduunka meel walba jooga waxa uu maca...
05/08/2022

Mahamuud Diriid Faarah

Macalin Ninkarmeed Hawlkar ah Oo aflixiyeey arday farabadan aduunka meel walba jooga waxa uu macalin Maadi iyo diinba dhiga ahaa ku dhawaad afartaneeyo sano dhamaanteen aan love cas Ku cumamadno saxibayaal

04/08/2022

DegDeg:Shilkii ugu naxdinta badnaa aya hada haleelay hal qoys oo ka koobnaa 5 caruura hooyadood iyo aabahood iyo 3 qof oo ehelkooda kamida oo kasoo kicitimay Laascaanood kuna socday Madaarka Hargeysa oo ay beri ay ka dhoofi lahaayeen.

Duleedka deegaanka Beer ee Gobolka Togdheer ayuu shilku ka dhacay,ka Alle ha unaxariistee hooyadii caruurta dhashay ayaa dhimatay shan kalena waa dhaawac lagu dabiibayo Cisbitaalka Guud ee Burco.

Waa war aad uu naxdin leh ummada soomaaliyeed qoyskaa masiibadu haleeshay haw duceeyaan fadlan. 😢😢
Xabiib Cige .

Qofkasta oo garta kana baxay dugsiganow like sar oo xus magaciisa mahasanid🙏🙏🙏
27/07/2022

Qofkasta oo garta kana baxay dugsiganow like sar oo xus magaciisa mahasanid🙏🙏🙏

Hooyo❤❤❤❤✋
26/07/2022

Hooyo❤❤❤❤✋

Kusali nebiga
26/07/2022

Kusali nebiga

Address

Xogdoon
Erigavo

Telephone

+252634197684

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mostapha Abdulahi Arey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mostapha Abdulahi Arey:

Share