Dacwadda Ceerigaabo

Dacwadda Ceerigaabo Ku soo dhawaada page rasmiga ah ee ducaadda magaalada Ceerigaabo kalana soco xalaqaat, dowrooyin iyo muxaadarooyin

Dufcadii 18aad ee ka qalin-jebisa mac-hadka Abii Bakar As-Siddiiq iyo dufcadii 15aad ee ka qalin-jebisa mac-hadka Al-Kha...
21/08/2026

Dufcadii 18aad ee ka qalin-jebisa mac-hadka Abii Bakar As-Siddiiq iyo dufcadii 15aad ee ka qalin-jebisa mac-hadka Al-Khayr

๐๐š๐š๐ซ ๐ค๐š ๐ฆ๐ข๐ ๐š๐ก ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐ค๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง-๐ฃ๐ž๐›๐ข๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐š labada mac-had ee Abii Bakar Assiddiiq iyo Al khayr ๐„๐ž ๐Œ๐š๐ ๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐‚๐ž๐ž๐ซ๐ข๐ ๐š๐š๐›๐จ.๐“๐š...
19/08/2026

๐๐š๐š๐ซ ๐ค๐š ๐ฆ๐ข๐ ๐š๐ก ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐ค๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง-๐ฃ๐ž๐›๐ข๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐š labada mac-had ee Abii Bakar Assiddiiq iyo Al khayr ๐„๐ž ๐Œ๐š๐ ๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐‚๐ž๐ž๐ซ๐ข๐ ๐š๐š๐›๐จ.

๐“๐š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก: 20-๐ค๐š ๐€๐ ๐จ๐จ๐ฌ๐ญ๐จ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”
๐–๐š๐ช๐ญ๐ข๐ ๐š: ๐Ÿ–:๐Ÿ‘๐ŸŽ ๐’๐ฎ๐›๐š๐ฑ๐ง๐ข๐ฆ๐จ
๐†๐จ๐จ๐›๐ญ๐š: ๐€๐›๐ฎ-๐ƒ๐ฎ๐›๐š๐ข ๐‡๐จ๐ญ๐ž๐ฅ

D๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐ข๐ข ๐Ÿ•๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ฆ๐š๐œ'๐ก๐š๐๐ค๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐›๐ข๐ง๐ฎ ๐œ๐š๐›๐๐ข๐ฆ๐ฎ๐๐š๐ฅ๐ข๐›
13/08/2026

D๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐ข๐ข ๐Ÿ•๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ฆ๐š๐œ'๐ก๐š๐๐ค๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐›๐ข๐ง๐ฎ ๐œ๐š๐›๐๐ข๐ฆ๐ฎ๐๐š๐ฅ๐ข๐›

๐๐š๐š๐ซ ๐ค๐š ๐ฆ๐ข๐ ๐š๐ก ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐ค๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง-๐ฃ๐ž๐›๐ข๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐š ๐Œ๐š๐œ๐ก๐š๐๐ค๐š ๐‡๐š๐ฆ๐ณ๐š ๐๐ข๐ง๐ฎ ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ฆ๐ฎ๐๐š๐ฅ๐ข๐› ๐„๐ž ๐Œ๐š๐ ๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐‚๐ž๐ž๐ซ๐ข๐ ๐š๐š๐›๐จ.๐“๐š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก: ๐Ÿ๐Ÿ‘-๐ค๐š ๐€๐ ๐จ๐จ๐ฌ...
12/08/2026

๐๐š๐š๐ซ ๐ค๐š ๐ฆ๐ข๐ ๐š๐ก ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐ค๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง-๐ฃ๐ž๐›๐ข๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐š ๐Œ๐š๐œ๐ก๐š๐๐ค๐š ๐‡๐š๐ฆ๐ณ๐š ๐๐ข๐ง๐ฎ ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ฆ๐ฎ๐๐š๐ฅ๐ข๐› ๐„๐ž ๐Œ๐š๐ ๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐‚๐ž๐ž๐ซ๐ข๐ ๐š๐š๐›๐จ.

๐“๐š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก: ๐Ÿ๐Ÿ‘-๐ค๐š ๐€๐ ๐จ๐จ๐ฌ๐ญ๐จ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”
๐–๐š๐ช๐ญ๐ข๐ ๐š: ๐Ÿ–:๐Ÿ‘๐ŸŽ ๐’๐ฎ๐›๐š๐ฑ๐ง๐ข๐ฆ๐จ
๐†๐จ๐จ๐›๐ญ๐š: ๐€๐›๐ฎ-๐ƒ๐ฎ๐›๐š๐ข ๐‡๐จ๐ญ๐ž๐ฅ

Goobtu wa masjid Al Khayr
12/08/2026

Goobtu wa masjid Al Khayr

Dhawaan filo.Xafladda qalin jabinta ardayda dhamaysatay Qur'aanka iyo ardayda dhamaysatay akhriska iyo qoraalka ...
09/08/2026

Dhawaan filo.
Xafladda qalin jabinta ardayda dhamaysatay Qur'aanka iyo ardayda dhamaysatay akhriska iyo qoraalka ...

28/07/2026

Muuqaalka-Dr. Maxamed Ismaaciil X. Cali ayaa shalay galab muxaadaro aqooneed u jeediyay qayb ka mid ah ardayda Jaamacadda Gollis. Muxaadarada waxa diiradda lagu saaryey baraha bulshada, saamayntooda togan iyo taban, isla markaana looga faa'idaysan lahaa waqtiyada badan ee lagu bixiyo baraha bulshada.

27/07/2026

Isdiiwaangelintii way socotaa.

Sh. Axmed Cabdi Siciid
Maamulaha machadka Abuu bakar As-sidiiq

27/07/2026

Waxaa maanta si rasmi ah loo soo gebagebeeyey xidhitaanka dawradii 15-aad ee xagaaga, taas oo lagu qabtay Masjidka Abuu bakar Assiddiiq ee magaalada Ceerigaabo.

Dawradan ayaa waxaa ka faaโ€™iidaystay ku dhowaad 250 oo arday, oo isugu jiray wiilal iyo gabdho, kuwaas oo muddadii ay socotay ku bartay casharro diini ah oo kor u qaaday aqoontooda iyo fahamkooda diinta Islaamka.

Xafladda xidhitaanka ayaa lagu bogaadiyey dadaalka macallimiinta iyo ardayda ka qayb qaatay guusha ay dawradani gaadhay, iyada oo lagu dhiirrigeliyey in la sii xoojiyo barashada cilmiga diinta iyo ka faaโ€™iidaysiga fursadaha waxbarasho ee noocan oo kale ah

Subaxnimada berri waxa Masjidka Abuubakar lagu soo gabagabaynayaa Dawra cilmiyeedii Fasaxa Xagaaga, ee ka socotay todoba...
26/07/2026

Subaxnimada berri waxa Masjidka Abuubakar lagu soo gabagabaynayaa Dawra cilmiyeedii Fasaxa Xagaaga, ee ka socotay todobaadyadii ina dhaafay, waxana halkaas lagu qaban doonaa xaflad lagu abaalmarinayo ardaydii kaalmaha h**e ka gashay imtixaanaadkii lagu soo xidhay Dawrada.

Address

Erigavo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dacwadda Ceerigaabo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share