Zaki Media Pro

Zaki Media Pro Zaki Media Pro Is a Leader In Digital Recording and You Will Find Many Services Including We

12/04/2026

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Gobolka sanaag ayaa 30 kun oo geed u diyaarisay shacabka reer sanaag. Xuska Maalinta Qaran ee Dhir-Beerista JSL – 15 April 2026

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Gobolka sanaag ayaa 30 kun oo geed u diyaarisay shacabka reer sanaag. Xuska ...
12/04/2026

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Gobolka sanaag ayaa 30 kun oo geed u diyaarisay shacabka reer sanaag. Xuska Maalinta Qaran ee Dhir-Beerista JSL – 15 April 2026

MEHER WACAN Siciid & Sahra
11/04/2026

MEHER WACAN
Siciid & Sahra

Wafti uu hoggaaminayo Badhasaabka Gobolka Sanaag ayaa kormeer ku tegay dugsiyo ku yaalla Ceerigaabo iyo Jaamacadda Sanaa...
11/04/2026

Wafti uu hoggaaminayo Badhasaabka Gobolka Sanaag ayaa kormeer ku tegay dugsiyo ku yaalla Ceerigaabo iyo Jaamacadda Sanaag University, iyagoo qiimeeyay xaaladda waxbarashada iyo horumarka ka socda.

Baafin: Waxaa la baafinayaa siciid cabdi aadan  oo Maalintii jimcii  noogu war danbaysay  magaalada  hargaysa Ciddii ara...
11/04/2026

Baafin:

Waxaa la baafinayaa siciid cabdi aadan oo Maalintii jimcii noogu war danbaysay magaalada hargaysa Ciddii aragtaa ha ku soo hagaajiso numbarada kala ah.

063-4308807 063-4309430
ama 063-4577812

Mahadsanid

11/04/2026

Wafti uu hoggaaminayo Badhasaabka Gobolka Sanaag ayaa kormeer ku tegay dugsiyo ku yaalla Ceerigaabo iyo Jaamacadda Sanaag University, iyagoo qiimeeyay xaaladda waxbarashada iyo horumarka ka socda.

11/04/2026

Gaacidh🌴🌿

10/04/2026

Xildhibaan Khadar Ali Hakiin oo Maanta dadweynaha reer Ceerigaabo kula tukaday Masjid Jaamaca Ceerigaabo ayaa tilmaamay muhiimadda Nabadda iyo Taariikhda Facawayn ee Magaalada Ceerigaabo, Wuxu kaloo tilmaamay in reer Ceerigaabo weelka Nabadda dawladda ku Maalikaraan.

09/04/2026

Kulmiye village

08/04/2026

Goob

Guddoomiyaha Gobolka Sanaag, Maxamuud Raage , oo ay weheliyaan gudoomiye Ku Xigenka Gobolka Iyo masuuliyiin ka socday Wa...
07/04/2026

Guddoomiyaha Gobolka Sanaag, Maxamuud Raage , oo ay weheliyaan gudoomiye Ku Xigenka Gobolka Iyo masuuliyiin ka socday Wasaaradaha Waxbarashada iyo Arrimaha Bulshada iyo Qoyska, ayaa kulan la qaatay wefti ka socday hay’adda Save the Children.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray qiimayn lagu sameeyey mashaariicdii h**e ee ay hay’addu ka fulisay gobolka, iyadoo sidoo kale la falanqeeyey qorshayaal cusub oo wax-ku-ool ah oo lagu horumarinayo adeegyada bulshada.

Masuuliyiinta hay’adda Save the Children ayaa warbixin ka dhegeystay maamulka gobolka, iyagoo si gaar ah u waydiiyey baahiyaha mudnaanta leh ee ka jira Sanaag iyo meelaha u baahan in si degdeg ah wax looga qabto.

Dhankooda, madaxda gobolka ayaa soo bandhigay caqabadaha jira, iyagoo carrabka ku adkeeyey baahida loo qabo in la xoojiyo adeegyada waxbarashada, daryeelka bulshada, iyo taageerada qoysaska nugul.

Kulankan ayaa lagu tilmaamay mid muhiim u ah xoojinta iskaashiga u dhexeeya hay’adda Save the Children iyo maamulka Gobolka Sanaag, si loo horumariyo adeegyada aas-aasiga ah ee bulshada

07/04/2026

Beeralayda Xamaas

Address


Erigavo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zaki Media Pro posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Zaki Media Pro:

Share