Qaamuus Media

Qaamuus Media Qaamuus Media waa madal warbaahineed oo casri ah oo si xirfad leh uga shaqeysa wararka kala duwan, gaar ahaan wararka caadiga ah iyo kuwa ciyaaraha.

Waxaan u heellannahay soo gudbinta xog sugan, warar degdeg ah, iyo falanqeyn dhab ah oo ku saleysan xaqiiq

SAWIRO BUURTA.3-1 HALABOKHAD
08/05/2026

SAWIRO
BUURTA.3-1 HALABOKHAD

SAWIRO Maamulka, macallimiinta iyo waalidiinta Dugsiga Farsamada Gacanta Galkacyo  Gotenbag ayaa  qado sharaf soodhawayn...
08/05/2026

SAWIRO
Maamulka, macallimiinta iyo waalidiinta Dugsiga Farsamada Gacanta Galkacyo Gotenbag ayaa qado sharaf soodhawayn iyo sagootin usameyey Wafdigii qaadayey imtixaanka finalka ee ka yimid wasaarada waxbarashada ee dowlada Masar.
Kulanka oo ka dhacay Beerta Bilan ayaa lagu maamuusay macallimiintii h**e, halka sidoo kale lagu soo dhaweeyey gudiga imtixaanka oo sooxiray imtixankii 07/05/2026 oo ka socday Wasaaradda Waxbarashada dalka Masar.
Bahda dugsiga gotenbag iyo waalindiinta ayaa si weyn u bogaadiyey doorka muuqada ee Waasarada waxbarashada dalka masar iyo horumarinta waxbarashada ardayda somaliyed

08/05/2026

TOOS: Koobka Caasimadah Puntland ee Calmiskaad oo ay manta Fooda is darayaan Xulalaka Garowe VS Lascanod

07/05/2026

TOOS: Koobka Caasimadah Puntland ee Calmiskaad oo ay mantq Fooda is darayaan Xulalaka Bosaaso VS Caluula

MATCH DAY: CAASIMADA Bosaaso VS CASIMADA Caluula Garoonka Shuhadada Stadium Bosaaso
07/05/2026

MATCH DAY:
CAASIMADA Bosaaso VS CASIMADA Caluula

Garoonka Shuhadada Stadium Bosaaso

Ganacsade Mohamed Sheikh Maxamud ayaa maanta xulka Caasimada Gaalkacyo ku maamuusay Qado-sharaf, waxaa sido kale munasib...
06/05/2026

Ganacsade Mohamed Sheikh Maxamud ayaa maanta xulka Caasimada Gaalkacyo ku maamuusay Qado-sharaf,

waxaa sido kale munasibadda ka soo qayb galay Wasiirka ku xigeenka Wasaradda kaluumaysiga iyo Khayraadka badda , Duqa Degmada Galkacyo, Gudoomiye ku xigeenki h**e Gobalka Mudug, Guddiga tageerada Xulka, qaar ka mid ah Ganacsada Magaalada Bosaaso ee Gobalka Mudug, Xildhibaano iyo masuuliyiin kale.

**Full Time: Durdur 3–0 X.Carab**
06/05/2026

**Full Time: Durdur 3–0 X.Carab**

FULL TIME ! Caasimada Qardho 6:0 Caasimada Buuhoodle | koobka Caasimadaha Puntland ee Calmiskaad.
06/05/2026

FULL TIME ! Caasimada Qardho 6:0 Caasimada Buuhoodle | koobka Caasimadaha Puntland ee Calmiskaad.

Address

Galcom Street
Gaalkacyo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qaamuus Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Qaamuus Media:

Share