20/08/2026
Dadka degmada Yubbe, rag iyo dumar, ayaa soo dhaweeyey go’aanka Cali Axmed Ismaaciil (Ashkato).
Waxay sidoo kale beeniyeen jiritaanka ciidamo Somaliland ah oo ku sugan degmada Yubbe.
Yubbe, Sanaag | Waqooyi Bari Soomaaliya