Cawalle Akhyaar

Cawalle Akhyaar war bixino tafaf tiran

22/07/2025

Intuu Jiray baan dhashooo dhalaan baan ahay Ku koray...

Calankan ku Dhaarto Dhuuxi Ragaygow 🫡
22/07/2025

Calankan ku Dhaarto Dhuuxi Ragaygow 🫡

22/07/2025

Calankan Inla badalo Ma qabo Anigu waayo Waa calan Harti oo dhan ay uso Dhinteen

21/07/2025

Madeeq Ayaa lamalayaah Galabta

Sawirro:- Shirweynaha dhamaystirka Dawlad Goboleedka SSC-Khaatumo
21/07/2025

Sawirro:- Shirweynaha dhamaystirka Dawlad Goboleedka SSC-Khaatumo

21/07/2025

Wasiir Cali xoosh 🫡

21/07/2025

Shirka Dhamaystirka Maamulka ssc khaatumo

21/07/2025

Awoowe siciid Harti ahaa Horta xaguu ku aasanyahay...?

Guddiga farsamada shirweynaha  dhamaystirka dawlad goboleedka SSC-Khatumo oo hada shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in u...
21/07/2025

Guddiga farsamada shirweynaha dhamaystirka dawlad goboleedka SSC-Khatumo oo hada shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in uu saacadaha soo socda uu si toos ah u furmidoono shirweynihii wejigiisii 2aad.

20/07/2025

Libax Hadu Jiro Waa Ninkan Wlhy Qadiyadiisa Ma Qarsado Guul somalia 🇸🇴

Sakariye Huube Wiilkii Caawa Booyada Shiidaalka Ee Gubanaya Kala Dhex Baxay Buuhoodle Kaasi Oo Darawalkii Waday Ka Dagay...
19/07/2025

Sakariye Huube Wiilkii Caawa Booyada Shiidaalka Ee Gubanaya Kala Dhex Baxay Buuhoodle Kaasi Oo Darawalkii Waday Ka Dagay Darawalka oo aan kala aqoon magaalada Buuhoodle
Badhatamaha Suuqa Markii Dabku Qabsaday Booyadan Oo Shiidaal Waday

Reer Buuhoodloow Wiilkaa Naftiisa Ubiimeeyey Bad Baadada Dadka Iyo hantida Deegaanka Hala Abaal Mariyo

19/07/2025

Dadku kala Gobsan

Address

Gaalkacyo

Telephone

905259303

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cawalle Akhyaar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share