Eglami Media Services

Eglami Media Services Telll 252906799795

Soo dhawoow Kuna xirnow Goor kasta Warbahinta Eglami Media Oo aad ka heli doontan Warar , Xayasiimo , Waraysiyo , iyo Baraamijyo taxane ah oo la xariira Arimaha Bulshada .

Somtel oo Internet Bilaasha ku Xirtey Koone ka koone Garoowe Si Ay Shacabkeeda ula qayb sadaan Munaasabadaha Farxadeed X...
30/06/2025

Somtel oo Internet Bilaasha ku Xirtey Koone ka koone Garoowe Si Ay Shacabkeeda ula qayb sadaan Munaasabadaha Farxadeed Xuska Todobaadka Soomaliyeed .

30/06/2025

:- Daawo Arooska Maxamed Jamac Daahir Iyo Marwadiisa Fardowso Siciid Dayrwaa oo Xalay ka dhacay Degaanka Bandersalaam Ee Deg.Buurtnle . Arooskan ayaa lagu soo bandhigay Murti iyo Madaalo Waxaana Xaflada gaafka kasoo qayb galay Abwaano iyo Hal abuurayaal kala duwan .

Eglami Media Services

28/06/2025

:- Hambalyo Mudane ibraahin Siciid Ibraahin iyo Marwadiisa Nasteexo Cali oo Maanta Meherkoodu ka dhacay Degmada Buurtinle . Nabadoono ,Waxgarad iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshadda ayaa ka qayb galay xaflada Meherka Oo ka dhacday Hotelka Peace ee Degmada Buurtinle .

Eglami Media Services

 :- Hambalyo Mudane ibraahin Siciid Ibraahin iyo Marwadiisa Nasteexo Cali oo Maanta Meherkoodu ka dhacay Degmada Buurtin...
28/06/2025

:- Hambalyo Mudane ibraahin Siciid Ibraahin iyo Marwadiisa Nasteexo Cali oo Maanta Meherkoodu ka dhacay Degmada Buurtinle . Nabadoono ,Waxgarad iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshadda ayaa ka qayb galay xaflada Meherka Oo ka dhacday Hotelka Peace ee Degmada Buurtinle

Eglami Media Services .

28/06/2025

Duqa Deg.Gaalkacyo Maxamed C/risaaq Daacad ayaa Shaaciyay goorta Puntland bilabayso Dhismaha Laamiga Gaalkacyo iyo Bacadweyn Xili uu ka qayb galayay Xaflada Qalin jabinta in ka badan 65 Arday oo bartay Farsamada Gacanta .

28/06/2025

Xildhibaan Samakaab Xuseen ayaa bogaadiyay Kartida iyo Shaqa Wanaagga Suhayro Oo ah Maamulaha Dugsiga Farsamada Gacanta Pustetac ee Degaanka Bacadweyn ee Gobalka Mudug oo Ku dhawaad 80 Arday ka Qalin jabiyeen .

28/06/2025

Hadal jeedinta Maamulaha Dugsiga Farsamada Gacanta PUSTETAC Ee degaanka Bacadweyn ee Gobalka Mudug . oo Ay ka qalain jabiyeen in ka badan 65 Arday oo bartay Xirfadaha Gacanta Sida Harqaanka , Korantada ,Qurxinta Dumarka .

28/06/2025

hadal jeedinta Gudoomiyaha degaanka Bacadweyn Siciid Axmed Cali oo ka qayb galay xaflada qalin jabinta dufcadii 10-aad ee Ardayda dugsiga Farsamada gacanta Bacadweyn PUSTETAC .

28/06/2025

-Munaasabad ay ku Qalin jabinayeen in ka badan 65 Arday oo bartay Xirfadaha Farsamada Gacanta ayaa lagu qabtay degaanka Bacadweyn ee Gobalka Mudug Waxaana kala qayb galay
Gudooomiyha Gobalka Mudug ,duqa degmada Gaalkacyo , Xildhibaan Samakaab Xuseen iyo Masuliyiin kale .

Ardayda ayaa la baray Harqaanka , Qurxinta dumarka , Korantada iyo Koorsooyin kale .Waana Dufcadii 10-aad ee Ka Aflaxda Dugsiga Farsamada Gacanta iyo Sayniska PUSTETAC ee degaanka Bacadweyn ee Gobalka Mudug .

Eglami Media Services

Daqiiqad k**a maarantid internet tayo leh si aad ganacsigaaga, waxbarashada, cilmi baadhista iyo wararka caalamkaba u he...
28/06/2025

Daqiiqad k**a maarantid internet tayo leh si aad ganacsigaaga, waxbarashada, cilmi baadhista iyo wararka caalamkaba u heshid. Haddaba wehel ka dhigo internerka Fiber optic ga Somtel Puntland.

 :-Dugsiga PUSTETAC ee Farsamada Gacanta Degaanka Bacadwayn Ee Gobalka Mudug ayaa Lagu qabtay Munaasabad balaaran oo ay ...
28/06/2025

:-Dugsiga PUSTETAC ee Farsamada Gacanta Degaanka Bacadwayn Ee Gobalka Mudug ayaa Lagu qabtay Munaasabad balaaran oo ay ku Qalin jabinayeen 65 Arday oo bartay Xirfadaha Korontada , Harqaanka iyo Qurxinta Dumarka . Waxaana ka qayb Xaflada Gudoomiyaha Gobalka Mudug ,Duqa Degmada Gaalkacyo , Xildhibaan Samakaab Xuseen oo Ka tirsan Galaha Wakiilada Gobalka Minnesota ee U.S.A , Wasiirkii h**e ee Wasaradda Cafimaad dowlad degaanka Soomalida C/rishiid Yuusuf Nuur , Madax ka socotay Ha'ayadaha World Vission , WFP iyo Wasaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Dowladda Puntland , Maamulka degaanka Bacadweyn Iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshadda degaanka Bacadweyn .

📸 Eglami Media Services

27/06/2025

Maryan Maxamed Cabdirisaaq Ciise oo ka mida ardayda ka qalin jabisay Dugsiga hooshe dhexee ee Al Furqaan ee degmada Buurtinle

Address

Gaalkacyo

Telephone

+252907540181

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eglami Media Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share