24/08/2026
Haayadda PSI oo kaa shanaysa wakaalada biyaha Puntland (PWDA) , Wasaaradda caafimadka & shirkadaha biyaha MAWASU & NUWACO ayaa u qabtay Masuliyiinta Ceelasha Biyaha Degmada Buurtinle , iyo bulshadda qayb baheeda kala duwan oo ay kamid yahiin Haldoorka , Masuliyiin iyo Ganacsatada Magaladda Kulan wada hadal bulsho ah ( community dialogue session) kaas oo looga hadlayey Mudadii uu socdey wacyiga bulshada & xoojinta fahanka biyaha la daweeyay ee habka (Inline chlorination) oo ah in Biyaha Ceelasha lagu daro *chlorine* si ay bulshadda u gaaran biyo nadiif ah oo caafimad qaba ayna u helaan bulshaddu biyo Macaan oo Nadiif ahna Cafimaadna qaba .