Samriye Media

Samriye Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Samriye Media, Media/News Company, Gaalkacyo.

25/02/2023
𝗦𝗵𝗶𝗿𝗸𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗔deega casrigaa ee Alaab dirista Iyo keenista ee 𝗔𝗿𝘀𝗮𝗹 𝗘𝘅𝗽𝗮𝗿𝗲𝘀𝘀 Faraceeda 𝗚𝗮𝗹𝗸𝗮𝗶𝗼 oo Aan maantay kubooqanay xa...
05/03/2022

𝗦𝗵𝗶𝗿𝗸𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗔deega casrigaa ee Alaab dirista Iyo keenista ee 𝗔𝗿𝘀𝗮𝗹 𝗘𝘅𝗽𝗮𝗿𝗲𝘀𝘀 Faraceeda 𝗚𝗮𝗹𝗸𝗮𝗶𝗼 oo Aan maantay kubooqanay xafiiskeeda 𝗚𝗮𝗹𝗸𝗮𝗶𝗼 Hadaad Ubaahantahay inaad alaa udirto meelkamida dunida ama lagaaga keenayo fadlan laxariir 𝗙𝗿𝗲𝗲 𝗖𝗮𝗹𝗹 3008 𝗔𝗺𝗮 906799589

𝗦𝗮𝗺𝗿𝗶𝘆𝗲 𝗠𝗲𝗱𝗶𝗮

Gobalka Sool Magalo madaxdiisa Laascanod Ayaa Ka socda Hormaro Dhanka Ganacsiga Ah Maayarka degmada Laascaanood ayaa xad...
30/08/2021

Gobalka Sool Magalo madaxdiisa Laascanod Ayaa Ka socda Hormaro Dhanka Ganacsiga Ah

Maayarka degmada Laascaanood ayaa xadhiga ka jarey qaybta Jimicsiga Dumarka oo lagu soo kordhiyey Hamda Dhamays Beauty Salon.

26/8/2021Subaxnimadii H**e Saaka Schoolka  Waxaa ka Dhacday Doorashada Gudomiyaha Ardayda Iyo Gudoomiye Ku xigeenka Arda...
26/08/2021

26/8/2021

Subaxnimadii H**e Saaka
Schoolka
Waxaa ka Dhacday Doorashada Gudomiyaha Ardayda Iyo Gudoomiye Ku xigeenka Ardayda

Doorashada ayaa Saaka Waxay U dhacday Si Habsami leh

Doorashada Ayaa Waxaa kasoo Qayb Galay Marti Sharaf kala Duwan
Oo Kala Ah Waalidinka Gudiga Schoolka Ahmed Gurey iyo Marti kasocota Iyo Maamulaha guud Ee Dallada Ahmed Gurey Maamule Abdishakur Nuur
Gudomiyaha Ardayda waxaa loo doortay

Gudoomiye Ku xigeenka Arday aya waxa loo doortay



Alle ha u naxariisto Sooraan Ismaaciil Sugulle, wuxuu ahaa Abwaan, Jilaa iyo Fannaan, aad uga dhex muuqday Fanka iyo suu...
26/05/2021

Alle ha u naxariisto Sooraan Ismaaciil Sugulle, wuxuu ahaa Abwaan, Jilaa iyo Fannaan, aad uga dhex muuqday Fanka iyo suugaanta Soomaaliyeed oo uu waxbadan kusoo kordhiyay.

Waxaan geerida Abwaan Sooraan uga tacsiyeynaya, Eheladiisii iyo Qoyskii uu ka geeriyooday, bahda fanka iyo dhammaan ummada Soomaaliyeed.

07--04---2021 garoonka  Plays Tube  waxaa ka dhacday ciyaar udhaxaysay  schoolada mgda galkio. Oo Kala Ah     iyo School...
09/04/2021

07--04---2021
garoonka Plays Tube waxaa ka dhacday ciyaar udhaxaysay schoolada
mgda galkio. Oo Kala Ah iyo School Ku Yaala Buula Baclay
ciyaartaa oo logu tala galay isdhaxgalka iskuulada gobolka mudug.
ciyaarta ayaa waxaa iska kaashanayey Hayada iyo

waxaa koobka Qaday oo halkaas guushu ku raacday.
Dugsiga Hoose/Dhexe ee Ahmed Gurey Internatial School


Waxaa Saaka Ay Noosoo Gaba Gaboobay Tartan Aqooneed Loo Qabtay Ardayda Dhigata Scoolka Hoose Dhexe Ee    Waxaan Ku Gulay...
01/04/2021

Waxaa Saaka Ay Noosoo Gaba Gaboobay Tartan Aqooneed Loo Qabtay Ardayda Dhigata Scoolka Hoose Dhexe Ee
Waxaan Ku Gulays Tay Fasalka
Hambalyo Dhamaan Ardayda Schoolka Ahmed Gurey

PMWDO iyo wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland oo kaashanaya hay'adda UNICEF ayaa Degmada Xarfo ku qabtay Xuska maal...
23/11/2020

PMWDO iyo wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland oo kaashanaya hay'adda UNICEF ayaa Degmada Xarfo ku qabtay Xuska maalinta Suuliyada Aduunka oo sanad walba la xuso 19-ka Nofeember.

Halkudhiga xuska oo loo asteeyay joogtaynta Nadaafada iyo isbedelka cimilada ayaa soo socotay mudo sanado ah taasoo bulshada lagu wacyigelinayay Isticmaalka suuliyada si loo xoojiyo bedqabka deegaanada hoos-yimaado degmooyinka Galdogob iyo Xarfo.

Xuska maalintan waxaa ku sugnaa wasiir kuxigeenka caafimaadka Puntland Mudane Cabdinaasir Yuusuf Xaaji, saraakiil ka tirsan wasaarada, madaxda PMWDO, maamulka Xarfo Iyo Galdogob.

Deegaanada la gaarsiiyay wacyigelinada ayaa lagu abaalmariyay doorkooda joogtaynta sare u qaadida Nadaafada.

Sawiradii ugu danbeeyay ee laga qaaday Magaalada Hurdiye oo ka tirsan Degmada Xaafuun
23/11/2020

Sawiradii ugu danbeeyay ee laga qaaday Magaalada Hurdiye oo ka tirsan Degmada Xaafuun

 :-Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Puntland Jaamac Faarax Muuse oo uu wehe...
11/11/2020

:-Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Puntland Jaamac Faarax Muuse oo uu weheliyo agaasimaha guud Axmed Cabdalla Tigaana ayaa furay tababarka Garsoorayaasha Puntland.

Tababarkan oo socon doona mudo Todoba maal mood ah ayaa waxaa ka faa'iidaysan doona 35 Garsoore oo dhallinyaro ah kuwaaso loo carbin doono sidii aqoon buuxda oo tiyari iyo baraatical ah lagu bari doona garsoorayaashan oo la rabo inay dhex dhexaadin doonan ciyaaraha kala duwan ee kuubada cagta puntland iyo heer Soomaaliyaa iyo siday ula mid noqon lahaayeen Garsoorayaasha Caalamka ee FIFA.

Students Ahmed Gurey Primary schoolHanwadaag Media
12/10/2020

Students Ahmed Gurey Primary school

Hanwadaag Media

Musharax Gudoomiyaha Ururka IFTIINKA GOBALKA MUDUG   Oo Kamid ahaa Martidii lagu Casuumey Bandhigga Buugaagta  Galkacyo ...
08/10/2020

Musharax Gudoomiyaha Ururka IFTIINKA GOBALKA MUDUG Oo Kamid ahaa Martidii lagu Casuumey Bandhigga Buugaagta Galkacyo
Ayaa wuxuu Bugaag ugu Deeqay
Maktabada Burtinle, Maktabada Bacaadweyn iyo iskoolka Ayaatiin Gaalkacyo.




Address

Gaalkacyo

Telephone

+252907502320

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Samriye Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Samriye Media:

Share