04/08/2025
Gbaban Gabada Siyaaradii Sheikh Yuusuf Direed , Aw Ka Dhaceysay Degmada Huurshe. Taasoo Ay Kasoo Qayb Galeen Culumaa Udiin Tira Badan Oo Aw Ka Mid Yahay Hogaamiyaha Ahlu Sunna Waljamaaca Ee ,, iyo Saraakiil iyo Xildhibaalo Iyo Bulshada Qeebeheeda Kala Duwan.
Tabinta/ : Salaaxu Diin TV & Shamsu Diin TV
Werinta/ : Hon Seyid Omar Abdi Osmaan