Sawdo Sharif Osman

Sawdo  Sharif Osman News

15/08/2024

Gudoomiye mareexaan yaa si mug weyn oga hadlay taariikhda madaxweynayaashii Galmudug iyo halka ay Galmudug soo gaarsiiyeen.

Dablay hubaysan ayaa Magaalada Boosaaso ku dishay Allaha u naxariistee Khaalid Cali Khaalid oo ahaa Gudoomiye ku xigeenk...
29/07/2024

Dablay hubaysan ayaa Magaalada Boosaaso ku dishay Allaha u naxariistee Khaalid Cali Khaalid oo ahaa Gudoomiye ku xigeenkii maamulka iyo maaliyadda Jaamacadda Bariga Afrika.

Xeerilaalinta Qaranka oo shaacisay in Maxkamad la horgeeyay Sayid Macalin Daa'uud oo ku eedeysan Dilka Xaaskiisii Allaha...
15/02/2024

Xeerilaalinta Qaranka oo shaacisay in Maxkamad la horgeeyay Sayid Macalin Daa'uud oo ku eedeysan Dilka Xaaskiisii Allaha Unaxariistee Luul C/casiis.

05/02/2024

Cabdicasiis Maxamed oo ah aabaha dhalay Luul Cabdcasiis oo dhawaan Muqdisho Saygeedi ku gubay una dhimatay dhaawicii ka soo gaaray dabka ayaa Codsaday in ninkii gubay gabadhiisa oo maanta laamaha amnigu gacanta ku dhigeen cadaalada la horgeeyo,islamarkaana lala xabaalo meydka gabadhaiisa oo aan wali la aasin.

Xulka kubada cagta Galmudug ayaa caawa la gududoonsiiyey koobka ciyaaraha maamul-goballeedyada  iyo  gobolka Banaadir oo...
05/02/2024

Xulka kubada cagta Galmudug ayaa caawa la gududoonsiiyey koobka ciyaaraha maamul-goballeedyada iyo gobolka Banaadir oo ay dhawaan ku guulaysteen.

Sidoo kole gool-hayaha Galmudug Cabdisalan Cali Cabdulle(Assensio) , Diini Maxamed Daahir oo ah ciyaar-yahan ka tirsan xulka kubada cagta Galmudug iyo Axmed Tahliil Cali oo ahaa Tababaraha ciyaartooyda Galmudug ayaa ku guulaystey abaalmarinta Gool-hayaha ,Ciyaar-yahanka iyo Tabaraha ugu wanaagsanaa inta uu tartanku socday.

DEG DEG: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sigidda Qaranka ayaa gacanta kusoo dhigay SiidCali Macalin Daa’uud oo ku ...
05/02/2024

DEG DEG: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sigidda Qaranka ayaa gacanta kusoo dhigay SiidCali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan dilka Marxuumad Luul Cabdicasiis oo jimcihii u geeriyootay dhaawac kasoo gaaray dab la qabad siiyay jirkeeda.

Ciidanka Nabad Sugidda oo maalmihii lasoo dhaafay ku raad-joogay eedeysanaha ayaa ugu dambeyn kasoo qabtay deegaanka Caad xilli uu halkaas ku dhuumaaleysanayay.

07/12/2023

Wasiirka warfaafinta Galmudug Abshir abdi Shiikhow oo warbixiyey Dagaalkii maanta ka dhacay Baraag-Gurguurte.

20/10/2023

'Dhalinyaaro Hubka hala qaato Aniga Walalkey ayaan ku wayaay Dagalka Khawariijta Waana uso ari doonaa sida waxaa Yiri mid kamida Dhalinyarada Degmada Guriceel.

07/10/2023

Guddoomiyaha Gobolka mudug Cabdinaasir Cabdulqaadir Cabdillle ayaa Warbaahinta uga Warbixiyay Guulaha laga gaaray Howlgallaada ka dhanka ah Alshabab ee ka socda Deegaanada ay kaga suganyihiin gobolka mudug.

Banaanbax weyn oo lagu weynaynayo dhalashada Nabigeena (SCW) ayaa maanta lagu qabtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobo...
27/09/2023

Banaanbax weyn oo lagu weynaynayo dhalashada Nabigeena (SCW) ayaa maanta lagu qabtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.
Qeybaha kala duwan ee bulshada magaalada Gaalkacyo ayaa saaka iskugu soo baxay aaga aarigada gaalkacyo si ay oga qeyb galaan xuska dhalashada suubanaheena (NNKH).

15/09/2023

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (qoorqoor) oo ka hadlay qarixii Saaka ka dhacay Koonfuta Gobolka Mudug.

11/09/2023

Duqa Degmada Gaalkacyo ee Galmudug Cabdiraxmaan Shiikh Xasan Jimcaale ayaa maanta kormeer ku sameeyey meelihii uu saamaynta ku yeeshay rooobkii dhawaan ka da'ay Gaalkacyo.

Address

Gaalkacyo

Telephone

+252618811373

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sawdo Sharif Osman posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category