xaradheere Tv

xaradheere Tv Tv

Dagmada xaradheere ee gobolka mudug waa magaalo xeebed dhacdo bartamaha Somalia badanaa waxaa la sheega ineee kalabar u ...
16/01/2023

Dagmada xaradheere ee gobolka mudug waa magaalo xeebed dhacdo bartamaha Somalia badanaa waxaa la sheega ineee kalabar u tahay dhulka soomalida waa mid kamid ah magalooyinka ugu muhiinsan dalka ...... hadaba magaladas waxaa d**o qabiilo faro badan haba ugu madax fiiqnaadaane 3 laf oo habargidir Ka tirsan ceyr saleeban saruur iyo waliba lafo kale oo hawiye Ka tirsan sida abgaal sheekhal iyo laf kale balse badan kooduba we dagaan xaradheere sida jaaji da.

Hadaba su.ashena caawa waxee tahay yaa aamin San tahay adigu inoo dagmadaas qaas u lee yahay sida gobolada Dalkeena loo Kala lee yahay oo kale

1:ceyr.
2: saleeban
3: saruur :
4: jaaji
5: waa magaalo cidne gooni u Laheen oo Somali kawada dhaxey sane hada aamin San tahay comment ahaan u soo qor.

Xaradheere oo  si buuxda ula wareegen Ciidamada Dowlada iyo kuwa Deeganka.
16/01/2023

Xaradheere oo si buuxda ula wareegen Ciidamada Dowlada iyo kuwa Deeganka.

Ciidanka Dowlada oo kaashanaya kuwa deegaanka ayaa maanta Al-Shabaab kala wareegay dagmada Galcad ee gobolka Galgaduud, ...
16/01/2023

Ciidanka Dowlada oo kaashanaya kuwa deegaanka ayaa maanta Al-Shabaab kala wareegay dagmada Galcad ee gobolka Galgaduud, halkaas oo muddo tobanaan sano ah ay maamulayeen.

Ciidamada ayaa maalmihii la soo dhaafay howlgallo ka waday tuulooyin u dhow degmada Galcad balse ugu dambeyn maanta ay gudaha u galeen kadib markii iyada oo aan wax dagaal ah dhicin ay isaga baxeen Ururka Al-Shabaab.

Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa duqeymo diyaaradeed ay ka dhaceen deegaano hoostaga degmada Galcad, taas oo lala beegsaday Saldhigyo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab.
Ciidamada Dowlada oo kaashanaya kuwa deegaanka ayaa saraakiisha hoggaamineysa ay sheegeen in ujeedkooda uu yahay sidii guud ahaan Al-Shabaab looga saari lahaa degaannada ay kaga sugan yihiin Gobolka Galgaduud.

Address

Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when xaradheere Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category