Wadaniga Somaliyeed _media

Wadaniga Somaliyeed _media Wadaniga somaliyeed media waa warbaahinta dhexdhexaad ah oo ka hadli doonta danaha soomaaliyeed

08/08/2023

DAWLADA HADA JIRTA WAA DAWLADII UGU MUSUQA BADNEY ADUUNKA SOMALIA KALIYA MAAHA CAALAMKA DHAN BAA LA DHIHI KARAA

MUWADINTA SOMALIYEEDOW ADIGA FIKIRKAGA DAWLADA MAXAY TAHAY???????..

ASC  SHACAB WAYNAHA SOMALIYEED  Qarankii somaliyo ha loo duceeyo  dad xoogsato ah la wareegay oo rabaa Wax walba oo dalk...
06/08/2023

ASC SHACAB WAYNAHA SOMALIYEED

Qarankii somaliyo ha loo duceeyo dad xoogsato ah la wareegay oo rabaa
Wax walba oo dalkii somaliya la dhihi jiray lahaa inay reer ahaan iyo gacmo shisheeya
Faraha u galiyaan rabee oo hawlihii ugu horeyey ay bilaabmeen marka qof walbo somaliyeed ha u soo duceeyo dalkii somalia
Inuu ilaahay u keeno madaxwayne cadaaliya oo dadka iyo dalka si cadaalad ah ugu shaqeeya inuu yimado,
Somaliduna qofkasto ka mida walalkiisa somaliga ha iska cafiyo xumaanta aan inagu isku hayno ee dhexdeena taala ayaa masuuliyiinta aan la yaabanahay keentay
Waana camalkeenii
Dad muslim ah ayaan nahay dhamaanteen in yar marka la inaga reebo
Kuwaas na way is og yihiin dhinaca ay yihiin
Marka walalaha somaliyeed diinteenii si fiican aan ugu dhaqano wixii ay ina fartona aan raacno, wixii ay inaga reebtana aan ka hadhno
Hana laga dhaqeeyo danta guud iyo somalinimo reer waxba ma tarayo aduun iyo aakhiro qof walban isagu ha is qiimeyo dalka masuliyada ka saaran iyo diintiisa islaamka ee macan waajibaadka ka saaran ha guto

WAANA TALADII WALALKIIN
WADANIGA SOMALIYEED _MEDIA
INSHA ALLAH DALKA SOOMALIYA OO MIDAYSAN MUDO DHAW WUU DHISMAYAA
DAlKU WUXU NOQON DOONA 1840 KHARIIRADIISU INTAY AHAYD INSHA ALLAH KOONKA MAAMULKIISA ILAAHAY BAA LEH

08/02/2023

Waa Su,aal da,wayne dalka soomaaliya ayaa iska leh somalay ???????????????????????????????????

08/02/2023

ASC DADWAYNAHA SOMALIYED

maalmaha soomsocda waxan soo gudbin doona dalkeena somaliya cadowga dal iyo dibad kaga soo duulay oo qormooyin kala duwan oo maalin ba qayb aan soo gudbin doono insha allah Asxaabta nagu xidhan la socod wanagsan mida kle waxaa ku jiri doona qofkasto oo masul hada ah iyo mid soo ahaaba wuxu kaga lee yahay dalka in la dumiyo dadkiisana la tirtiro ina wadan ee iska kaashatay iyo dadka gacan yaraha u ah la soco maalmaha inagu soo food leh qofkasto wadani so.aliyeed ah fikirkaga ayaad ka dhiiban kartaa isagoo aan reer ama qof aad u jeedin la socod wanagsan ama coming soon

Ra,yiga dad waynaha  soomaaliyeed maxaa kaga baxay  saaxiibayaal aniga waa fikir fiican oo soo dhawayn leh oo mucaaradka...
16/12/2022

Ra,yiga dad waynaha soomaaliyeed maxaa kaga baxay saaxiibayaal aniga waa fikir fiican oo soo dhawayn leh oo mucaaradka iyo dawladu inay xilka wadagan waa guul

Wasiirka wasaarad cadaalada ayaa galabta u soo gudbiyey qorshihii sanadka 2023 halkaas oo raysal wasaaruhu ka gudoomay d...
15/12/2022

Wasiirka wasaarad cadaalada ayaa galabta u soo gudbiyey qorshihii sanadka 2023 halkaas oo raysal wasaaruhu ka gudoomay dardaarana uga soo jeediyey

Mnsha allah Qoyska dhamaan waxay u dhasheen wadanka brazil way islaameen mansha allah ilaahay ha barakeeyo oo diinta xaq...
24/11/2022

Mnsha allah Qoyska dhamaan waxay u dhasheen wadanka brazil way islaameen mansha allah ilaahay ha barakeeyo oo diinta xaqa ilaahay ha ku sugo inta ay nool yihiin Culumada shaqadan diinta haysa ilaahay ha ka abaal mariyo

Mnsha allah  Wadanka Qadar sharaf bay naga mudan yihiin  mnsha allah
24/11/2022

Mnsha allah Wadanka Qadar sharaf bay naga mudan yihiin mnsha allah

Sawirada maxa kaga baxay markii dib loo raaco sawirada masuliyiintan laga qaadan hawlahan maxaa kaga baxay
03/10/2022

Sawirada maxa kaga baxay markii dib loo raaco sawirada masuliyiintan laga qaadan hawlahan maxaa kaga baxay

Address

Gaalkacyo

Telephone

+252905203989

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wadaniga Somaliyeed _media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share