Galdogob News Network

Galdogob News Network ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜† ๐—ถ๐—ป๐—ผ๐—ผ ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ?

Hambalyo Siciid Jamal Farah oo maanta ka qalinjabiyay Jaamacadda Soomaaliya kulliyada Maamulka iyo Maareynta.Galdogob Ne...
29/07/2026

Hambalyo Siciid Jamal Farah oo maanta ka qalinjabiyay Jaamacadda Soomaaliya kulliyada Maamulka iyo Maareynta.

Galdogob News Network

Galdogob Airport ayaa kamid noqday liiska garoomada uu hormarinayo Baanka adduunka ee dalka oo dhan.Waa arrin aad loogu ...
29/07/2026

Galdogob Airport ayaa kamid noqday liiska garoomada uu hormarinayo Baanka adduunka ee dalka oo dhan.
Waa arrin aad loogu farxo oo mahad-naqiisu yeelanayo Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista hawada ee hadda jooga oo doorkiisa ka qaatay in garoonku uusoo galo liiska.

Aragtida dhismaha garoonka billow ilaa maanta oo uu hormarin marayo waa mid ay guushiisa wada leeyihiin min wasiirkii soo billaabay ilaa midka hadda jooga waayo kan hadda jooga hadduusan qurxintiisa wax ku darsan waxa uu sii ahaanayaa garoonkii uu arigu ku saaloonayay.

Qof walba oo garoonkaas wax ku darsada mahadi haka gaarto.

  || Ciidamada Danab ee uu hogaamiyo Gen Jimcaale oo ka digay dagaalka siciid Deni Gaalkacyo ka wado PSF.Galdogob News N...
28/07/2026

|| Ciidamada Danab ee uu hogaamiyo Gen Jimcaale oo ka digay dagaalka siciid Deni Gaalkacyo ka wado PSF.

Galdogob News Network

Ciidamada Puntland ee gaalkacyo loo soo diray ee doonaya inay ka hortagaan  dawlada xaqa ah ee Federalka.Waxaa gawaarido...
28/07/2026

Ciidamada Puntland ee gaalkacyo loo soo diray ee doonaya inay ka hortagaan dawlada xaqa ah ee Federalka.

Waxaa gawaaridooda ku qoran SSDF Maamulka Puntland ayaa sidii siciid Deni horjoogaha uga noqday waxaa hogaanka u haya kooxo labaxay SSDF IYO PUNTLAND FIRST oo aaminsan inuu maamulka puntland laga keenay jamhadii ssdf dadka intiisa kalena ay ahaayeen xaabo lagu shaqaysanayey.

Galdogob News Network

28/07/2026

Galdogob Waxaa saaka laga istaaray kaaraha caanka ah ee Naar-daac, xilli Malaashiyaad badan uu Siciid Deni ku soo guray Magaalada Gaalkacyo.

Galdogob News Network

27/07/2026

Horjooge Siciid Deni Wiilashaa uu Waraadyada ku soo raray oo dharka Calan Soomaaliga qaba ma tuutahoodii buu Caawa naf ka dhiganayaa oo uu lee yahay waxbaan qabsaday ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ.

Aduunyooy xaalka baโ€™a

Galdogob News Network

Lix askari oo ka tirsan Ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa galabta weeraray nin Xoola dhaqato oo ka soo jeeda Galmudug...
26/07/2026

Lix askari oo ka tirsan Ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa galabta weeraray nin Xoola dhaqato oo ka soo jeeda Galmudug iyagoona halkaa ku dhaawacay ninkii xoolo dhaqatadaaha.

Falkaan ayaa waxaa Maalmihii ugu danbeeyay ka shaqeeynayay oo abaabulayay Xil Abdiwali indhaceel iyo Abdirizak abuu Cubayda oo Maamulka Puntland uu u soo xil saartay inay dib u soo nooleeyaan colaadii beelaha walaalaha ah ee Sacad iyo Leelkase.

Si culayska ka haysta Magaalada Gaalkacyo iyo ciidamada Federalka ee ku xaraysan xerada istabuul ee Magaalada Gaalkacyo looga soo raro halkaas.

Galdogob News Network

Sayidkii ayaa waxaa laga hayaa inuu yiri โ€œ๐ข๐ง ๐š๐š๐ง ๐ฃ๐š๐›๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š๐ง ๐ค๐ฎ ๐ ๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐ฒ๐š๐ฆ๐ฒ๐š๐ฆ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ช๐š๐๐š๐š๐ ๐ฐ๐š๐ฒ๐ง ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฅ๐š ๐ข๐ข๐ ๐š ๐ญ๐š๐š๐  ๐ฅ๐šโ€™๐ฒ๐š๐ก๐š...
26/07/2026

Sayidkii ayaa waxaa laga hayaa inuu yiri โ€œ๐ข๐ง ๐š๐š๐ง ๐ฃ๐š๐›๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š๐ง ๐ค๐ฎ ๐ ๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐ฒ๐š๐ฆ๐ฒ๐š๐ฆ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ช๐š๐๐š๐š๐ ๐ฐ๐š๐ฒ๐ง ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฅ๐š ๐ข๐ข๐ ๐š ๐ญ๐š๐š๐  ๐ฅ๐šโ€™๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒโ€.

Bal kwrn hadii Wiilal Reer Mudug ah uu maanta Siciid Deni Aka Zanzibar u bax-bax sanayo?.๐Ÿคฃ๐Ÿค”

๐Ÿฉธaragaanee๐Ÿฉธ.

Galdogob News Network

  || Xildhibaan Qaali Shire u jawaabaysa Siciid Deni ayaa tiri.โ€œNadada Galkacyo maaha mid laga wareeysanayo Dani iyo int...
26/07/2026

|| Xildhibaan Qaali Shire u jawaabaysa Siciid Deni ayaa tiri.

โ€œNadada Galkacyo maaha mid laga wareeysanayo Dani iyo intii la halmaasha ee waa mid u taala Dadka dagaan wadaagta ah ee Reer Galkacyo mana ahan mid eey si qaasa uga shaqeyeen Galmudug iyo Puntland ee waa mid eey Beelaha walaala ah ee meesha wada Daga, mida kale diyaaradii caano booro noo keenta xataa ma rasaasbay wadaaโ€.

Galdogob News Network

Puntland ayaa digniin adag u dirtay Galmudug, iyada oo ugu baaqday in ay ka waantowdo in saanad iyo ciidan Puntland dula...
25/07/2026

Puntland ayaa digniin adag u dirtay Galmudug, iyada oo ugu baaqday in ay ka waantowdo in saanad iyo ciidan Puntland dulaan ku ah ay u soo maraan deegaannadeeda.

Puntland waxa ay sheegtey in aysan jirin ciidan PSF ah oo ka tirsan Ciidamada Puntland.

Galdogob News Network

Address

Gaalkacyo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galdogob News Network posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share