Apdi Hakim Moahad_Deer

Apdi Hakim Moahad_Deer information s� news

05/07/2024

inaalilaahi wa ina ilayhi raajicuun maanta #5\7\2024 maagalada ku Geeriyooday
ilaahay ha u naxariisto qabrigana u waasiciyo
samir iyo iimaan alle ha inaga wada siiyo dhaamaanteen

05/07/2024

inaalilaahi wa ina ilahyhi raajicuun maanta 5\7\2024 maagalada ku Geeriyooday
ilaahay ha u naxariisto qabrigana u waasiciyo
samir iyo iimaan alle ha inaga wada siiyo dhaamaanteen

Baarlamanka Puntland oo soo saaray Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo ku-xigeenka oo dhacaysa maalinimada Isniinta.In k...
05/01/2024

Baarlamanka Puntland oo soo saaray Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo ku-xigeenka oo dhacaysa maalinimada Isniinta.

In ka badan 10 musharrax ayaa u taagan xilka Madaxweynaha, waxaana la filayaa in wax toban ka yar ay galaan xarunta doorashada.

Sawiro ka turjumaya Xaalada Magaalada Buula-Burdo ee Gobalka Hiiraan.Ilaahow u  gargaaro dadkaas masaakiinta ah ee Fatah...
01/12/2023

Sawiro ka turjumaya Xaalada Magaalada Buula-Burdo ee Gobalka Hiiraan.
Ilaahow u gargaaro dadkaas masaakiinta ah ee Fatahaaduhu harqiyeen.

Suuqa shidaalka ee magaalada Kismaayo dab ayaa ka kacay caawa. Ilaahay ha sahlo.
04/10/2022

Suuqa shidaalka ee magaalada Kismaayo dab ayaa ka kacay caawa. Ilaahay ha sahlo.

30/09/2022
‘’Waa hadalkii Cwa madaxweyne hassan sheekh mohamud’’  Soomaaliya waa ay ka guulaysaneysaa cadawga gardarrada ku haya da...
26/09/2022

‘’Waa hadalkii Cwa madaxweyne hassan sheekh mohamud’’ Soomaaliya waa ay ka guulaysaneysaa cadawga gardarrada ku haya dalkeeda, dadkeeda iyo diintoodaba. Dowladdeenna, ciidankeena iyo shacabkeenuba dib u noqon-maayaan ilaa laga helayo dal argagaxisada ka caaggan, caddaalad iyo nabadi ka jirto oo barwaaqeysan. In yoolkaas aynnu gaarnana waxa ay u baahan tahay adkaysi, naf-hurnimo iyo geesinnimo.

Ethopia Oo Cwa u dabaal degaysa sandkeeda cusub. 2015  halka dunida intiisa kle laga marayo 2022
10/09/2022

Ethopia Oo Cwa u dabaal degaysa sandkeeda cusub. 2015 halka dunida intiisa kle laga marayo 2022

09/09/2022
LIONEL MESSI Ayaa markii 7-aad ku guuleystay BALLON D'OR 🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆
29/11/2021

LIONEL MESSI Ayaa markii 7-aad ku guuleystay BALLON D'OR 🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆

Amni bdantii Gorowe 🇸🇱🇸🇱🇸🇱
22/04/2021

Amni bdantii Gorowe 🇸🇱🇸🇱🇸🇱

Address

Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Apdi Hakim Moahad_Deer posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share