Eqlass Academy of Science and Technology EAST

Eqlass Academy of Science and Technology EAST Eqlass waa hoyga tiknolojiyada casriga ah EAST Academy waa madal waxbarashada online iyo offline iskugu jirta

Video editing and photoshop
03/02/2024

Video editing and photoshop

Machadka technology ee eqlass Academy of Science and Technology EAST wuxuu ogaysiinayaa bahda wax barshada jecel in  lab...
03/02/2024

Machadka technology ee eqlass Academy of Science and Technology EAST wuxuu ogaysiinayaa bahda wax barshada jecel in labilaabay koorso photoshop iyo video editing iskugu jirta oo toos looqaadanayo haddaba qofkii danaynaya waa u furantahay.
Eqlass Academy of Science and Technology EAST

26/11/2023

EQLASS ACADEMY OF SCIENCE AND TECHNOLOGY: CONTACT WITH US Technological advancements have led to significant changes in society The earliest known … Home Read More »

Ogaysiis Muhiim ah: Machadka technology ee eqlass Academy of Science and Technology EAST wuxuu ogaysiinayaa bahda waxbar...
26/11/2023

Ogaysiis Muhiim ah: Machadka technology ee eqlass Academy of Science and Technology EAST wuxuu ogaysiinayaa bahda waxbarashada. In labilaabayo barashada computer fasal cusub oo Cishaha kadib ah.
Waxaa ka faaidaysan kara ardayda jaamacadaha, Dugsiyada sare, Ganacsatada iyo Dadka maalintii shaqeeyda Haddaba yuusan kaa buuxsamin fasalku. AMA booqo

EQLASS ACADEMY OF SCIENCE AND TECHNOLOGY: CONTACT WITH US Technological advancements have led to significant changes in society The earliest known … Home Read More »

07/11/2023

Kooraskan waxaad ku baranaysaa WordPress Web creating oo itus oo itaabtii ah. Kooraskan waxay ka kooban yahay ilaa 8 Cutub Oo … WordPress 2023: The Complete WordPress Website Course Read More »

Madoonaysaa laptop cari ah  nuucii uga dambeeyey  ee qurux iyo tayo isku darsaday.Waxaan haynaa laptop core i7 celeron. ...
30/10/2023

Madoonaysaa laptop cari ah nuucii uga dambeeyey ee qurux iyo tayo isku darsaday.
Waxaan haynaa laptop core i7 celeron. Oo awood u leh isticmaalka programsyada culculus sida Videos editing. Iyo software da design ka loo isticmaalo.
Color Qalin caddaan ah
Size waa 15 inch
Keyboard light
Qaymihiisu waa raqiis ka faidayso.
Hhadda soo dalbo haddii aad gaalkacyo joogtaa

Ogaysiis Muhiim ah Machadka Eqlass Academy of Science and Technology EAST aqybtiisa Online ka ah ee Eqlass.com ayaa qaam...
12/10/2023

Ogaysiis Muhiim ah
Machadka Eqlass Academy of Science and Technology EAST aqybtiisa Online ka ah ee Eqlass.com ayaa qaamadhimis balaaran ku masaysay maadooyinka WordPress iyo Quickbook
WordPress 2023: The Complete WordPress Website Course.
QuickBooks Online 2023 Full Course Accounting
https://eqlass.com/courses/wordpress-latest-version-complete-wordpress-website-course/

Kooraskan waxaad ku baranaysaa WordPress Web creating oo itus oo itaabtii ah. Kooraskan waxay ka kooban yahay ilaa 8 Cutub Oo … WordPress 2023: The Complete WordPress Website Course Read More »

01/10/2023

Fadlan saar Eqlass Academy of Science and Technology EAST oo booqo www.eqlass.com

Waxaa lagaaray xiligii casharka labilaabi lahaa
01/10/2023

Waxaa lagaaray xiligii casharka labilaabi lahaa

Asc
Ogaysiis Muhiim ah Machadka technology ee eqlass Academy of Science and Technology EAST wuxuu ogaysiinayaa bahda wax barshada jecel in bisha October uu bilaabayaa course bacdal casir ah ama 04:00pm Galabnimo.
Haddaba waqtigu waa kooban yahay ee yeysan kaabuuxsamin.

22/09/2023

Asc
Ogaysiis Muhiim ah Machadka technology ee eqlass Academy of Science and Technology EAST wuxuu ogaysiinayaa bahda wax barshada jecel. In qayba online ah ee www.eqlass.com. aa kahelayso courses online ah oo free ah.
Iyo course casri ah oo IT ah sida WordPress Course QuickBook Course
Haddaba booqo www.eqlass.com.

Address

Hobyo Road
Gaalkacyo
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eqlass Academy of Science and Technology EAST posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Eqlass Academy of Science and Technology EAST:

Share

Category