11/03/2024
Bari oo ay taariikhdu ku beegantahay 12 bisha mar Ramadaanna 1 yahay waxaa masjidka nasru diin galkacyo ka bilaa banaya tafsiirka qur aanka kariimka ah oo uu inoo marinayo sh muxyidiin sh yuusuf barre
Ka faa idayso inshaa allah