Cagmadhige Media

Cagmadhige Media this page has persol then display everything that the people interest.

30/10/2022

😭😭

29/10/2022

Yaa rabi.,Umudaada Badbaadi

01/08/2022

Fooshii Golaha Wasiirada waa dheeraatay!

27/06/2022

Wasiirka arimaha gudaha galmudug iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa gaaray deeganka xero dahab Ex xero dhagaxley

Gaalkacyo Galmudug: waxaa Lagaaga Furey Maqaayadda Carsiga ah Ee   Taasi oo aad ka heli doontid Cuntoyin Tayo Sare Leh. ...
27/06/2022

Gaalkacyo Galmudug: waxaa Lagaaga Furey Maqaayadda Carsiga ah Ee
Taasi oo aad ka heli doontid Cuntoyin Tayo Sare Leh. Islamarkaana Leh dhadhan macaan.

Waxaa Maqayadaan lagaaga hirgaliyey Astaan Golal Gaar ahaan bosteejadda Baaburta Hobyo.

Mudug Journalist

21/06/2022

He was one of the prime ministers of this country

performed with ability, experience, knowledge!

H.A.K
, IYO LIKE HALA SAARO ASXPTA

20/06/2022

Ergeyga gaarka ah ee madaxweynaha JFS u qaabilsan arimaha bani' aadamnimada iyo gurmadka abaaraha oo maanta soo gaary degmada doolow ayaa booqday xeryaha barakacayaasha degmadaas.

Abdirahman Abdishakuur warsame ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u Qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka ...
20/06/2022

Abdirahman Abdishakuur warsame ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u Qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha ayaa soo gaaray Degmada Doolow ee Gobalka Gedo.

Wafdi uu horkacayo wasiirka wasaarada Arimaha Gudaha Galmudug Cabdi maxamed jaamac waayeel, Xildhibaano ka tirsan Baarla...
17/06/2022

Wafdi uu horkacayo wasiirka wasaarada Arimaha Gudaha Galmudug Cabdi maxamed jaamac waayeel, Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug, Gudoomiyaha Gobolka Mudug Axmed xuseen Shire Bukhaari iyo Taliyaha degmada Hobyo ayaa maantay gaaray degaanka Xero dahab (Ex-xero dhagaxley), kuwaas oo u kuurgalayay Xaaladaha ay ku nool yihiin bulshada iyo Qiimaynta degaanada loo sahminayo Degmo Galmudug.

17/06/2022
17/06/2022

mudug-somalia

Address

Gaalkacyo

Telephone

+252615001664

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cagmadhige Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cagmadhige Media:

Share