Raadgoob media Group

Raadgoob media Group Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Raadgoob media Group, Media/News Company, Gaalkacyo.

10/06/2022

Waxaa Gabo Gabo maraya wajiga koobad ee Run weyga Garoonka Diyaaradaha ee Galdogob International Airport

Garoonka ayaa shaqo bilaabi doono marka uu dhamaado wajigii koowaad, waxaana xigi doona wajiga labaad oo looga dhigayo mid casri ah.

Waxgaradka, dhalinyarada,odayaasha iyo Maamulka Dagmada Ayaa bulshada kula dardaarmey sidii doorweyn looga qaadan lahaa dhameys tirka wajiga labaad ee Galdogob International Airport

Wasiir Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda DF Soomaaliya Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa soo dhaweeyay warqadii ka soo baxday Mad...
21/04/2022

Wasiir Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda DF Soomaaliya Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa soo dhaweeyay warqadii ka soo baxday Madaxwayne ku xigeenka Puntland Axmed Karaash.

"Ma jiri karo qof, koox ama qayb ka mid ah bulshada oo awoodda dawladnimo u adeegsan kara si gaar ah.
Qoraalka ka soo baxay Xafiiska Madaxweeyne Axmed Cilmi Cusmaan Karaash Wuxuu ku saleeysan yahay Mabaadi'da Lagu Asaasay Puntland ee Dastuuriga ah.."

28/03/2022

Imaam abdulqaadir Abdullahi " Duqa degamada Gaalkacyo shaqadiisii shaqo aan ahyn buu kujiraa".

02/02/2022

Hooyo Fardowso oo codsatay in laga soo caawiyo caafimaadka labo Wiil ay dhashay

21/01/2022
19/07/2021

Magaalada Gaalkacyo waxaa lagu soodhaweeyey Xildhibaan Saleebaan Maxamud Xaashi Xuubsireed oo ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Gudoomiyayaasha isbortiska, Dhalinyarada iyo Waxbarashada, Nabadoono, Ganacsato, Dhalinyaro, Haween iyo Ururada Bulshada ayaa Xildhibaanka ku soodhaweeyey Garoonka Diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo.

Magaalada Gaalkacyo waxaa lagu soodhaweeyey Xildhibaan Saleebaan Maxamud Xaashi Xuubsireed oo ka tirsan baarlamaanka Fed...
19/07/2021

Magaalada Gaalkacyo waxaa lagu soodhaweeyey Xildhibaan Saleebaan Maxamud Xaashi Xuubsireed oo ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Gudoomiyayaasha isbortiska, Dhalinyarada iyo Waxbarashada, Nabadoono, Ganacsato, Dhalinyaro, Haween iyo Ururada Bulshada ayaa Xildhibaanka ku soodhaweeyey Garoonka Diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo.

Dalladda CAN oo u wareegtay xafiis cusub oo ay ayadu leedahayDalladda oo waayadaan ku mashquulsanayd dhisidda xafiis cus...
07/07/2021

Dalladda CAN oo u wareegtay xafiis cusub oo ay ayadu leedahay

Dalladda oo waayadaan ku mashquulsanayd dhisidda xafiis cusub ayaa ugu danbayn soo gaba gabaysay

Xafiiskaan dalada oo kharash badani ku baxay waxaa gacan wayn ka gaystay dhismihiisa wasiirka wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada ee DFS mudane Duran Farah

Sidoo kale waxaa asna ka qaybaatay dhismaha xafiiska Sh. Abdirizak Ali (Abuu Cubayda

WAR MUTIYEED.Qoraal ay gordhaweyd soo saareen beeleeynta abdiciise ee cumar maxamuud oo muddo shirar kala duwan u socdee...
07/07/2021

WAR MUTIYEED.

Qoraal ay gordhaweyd soo saareen beeleeynta abdiciise ee cumar maxamuud oo muddo shirar kala duwan u socdeen kuwaasi uga arin sanayeen xildhibaanka kuma tala dowladda dhexe ee soomaaliya iyo cida maanta ay siin lahaayeen.

Gaba-gabadii Shirka Nabadoonada iyo samadoonada beesha qoraal ay goor dhaweyd soo saareen ayeey ku cadeeyeen in xildhibaanka golaha shacabka ee soomaaliya ay sanadkaan siiyeen Siyaasi Eng abdirinmaan sheiikh hassan (gablax)

Hoos ka akhriso qoraalka

06/07/2021

Dr Bashiir Warsame maxamed oo ah musharaxan xildhibaan golaha Golaha Shacabka ee baarlamaanka dawlada federaalka somaliya ayaa soogaaray magaalada gaalkcyo ee xarunta Gobolka mudug isagoona lagusoo dhoweeyey garoonka diyaarada ee cabdulaahi yuusu ayraboor.

Soodhowaynta musharaxa ayaa waxaa ka qayb galay maamulka gobolka Mudug, nabadoono, siyaasiyiin, haween dhalinyaro iyo qaybaheeda kala duwan ee bulshada magaalada Gaalkcyo.
https://youtube.com/channel/UC-NVaHu0oCoqLnr6etKkXMg

15/06/2021

Nabadoon maxamed aadan buraale oo ku soo biiray nabadoonada Gobolka Mudug ayaa maantay lagu caleema saaray Hotel uunlaaye ee magaalada Gaalkacyo.

Munaasabada Caleema Saarka Nabadoonka ayaa waxaa ka soo qaybgalay Nabadoono, Waxgarad, Aqoonyahano, iyo Ganacsato iyagoona si wadajira usoo dhoweeyey nabadoon Maxamed Aadan Buraale sheegayna inay la shaqayn doonan.

Raadgoob media Group

Address

Gaalkacyo

Telephone

+252907751885

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Raadgoob media Group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share