Mukhtaar dalxiise

Mukhtaar dalxiise Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mukhtaar dalxiise, Media/News Company, Gaalkacyo.

14/11/2022
14/11/2022

dowlada hoose ee dagmada galkacyo oo labadii sano ee lasoo dhafay ku dhamaysatay qosol iyo wan kaa casilayaa xilka ama ila shaqoso iyo wali xafadaha magalada galkacyo oo dhiiqo iyo waddo xumi latacaalaysa

28/08/2022

Nin qosol daraadiis loo dilay 😭😭 like saar saxib

28/08/2022

Farmajo iyo Cabdiraxman c/shakuur maxaa kala haysta ....follow dheh Saaxibayaal πŸ‘ˆπŸ™

Ardayda schoolka Adult Commercial Secondary School -ACSS  Gaar.ahaan FASALKA..12AADayaa deeq lacag ah ugu deeqay ururka ...
20/04/2022

Ardayda schoolka Adult Commercial Secondary School -ACSS
Gaar.ahaan FASALKA..12AAD
ayaa deeq lacag ah ugu deeqay ururka Gob oo ah ururka dhisa wadada isku xirta Galkacyo ilaa hobyo

Ajar allaha idinka siiyo Saaxibayaal deeqdaas

Imtixankii allaha noo sahlo dhamaa
n ardyada soomaaliyeed..amin yaarabi 🀲

Sheer..like comment

waxaa sooxirmay  tartan adag oo dhexmartay cabdi qadar iyo farxaan guud ahaan dadka codeeyey waa 509 qofcabdi qadar waxa...
14/04/2022

waxaa sooxirmay tartan adag
oo dhexmartay cabdi qadar iyo farxaan
guud ahaan dadka codeeyey waa 509 qof
cabdi qadar waxaa u codaysay oo love saartay ❀ 305
halka farxaan ay u codaysay 204 oo like saartayπŸ‘
sidaas darteed waxaa tartankaan ku guulaystay
cabdi qadar hambalyo

Waxaa halkaan ku tartamaya labo legend Tartanka wuxuu soconaa mudo dhan 24saacShuruuda Tartanka waa bage saar   like Akr...
13/04/2022

Waxaa halkaan ku tartamaya labo legend

Tartanka wuxuu soconaa mudo dhan 24saac

Shuruuda Tartanka waa bage saar like

Akram Mohamed Ali ..❀

Farxaan Fankar

Ramadaan_wangsn

Yaa tageersantahay labadaan masuul....πŸ‘ˆ   Rooble. .......❀..........farmaajo...... like
02/04/2022

Yaa tageersantahay labadaan masuul....πŸ‘ˆ

Rooble. .......❀..........farmaajo...... like

02/04/2022

Gaabow....allaha caafiyo asxaabey usoo duceeya

😭😭😭😭😭😭😭

Sheer like comment

yaa dooran lahay haday labadaa tartamaan
19/03/2022

yaa dooran lahay haday labadaa tartamaan

Adoo fahmin haku degdegin, waa shay qofkastaa isticmaalo. Sheeg hadaad garato?Follow like Saar page ka
11/01/2022

Adoo fahmin haku degdegin, waa shay qofkastaa isticmaalo. Sheeg hadaad garato?

Follow like Saar page ka

Address

Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mukhtaar dalxiise posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share