Abdishakur Nadara

Abdishakur Nadara Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdishakur Nadara, Digital creator, Kilimani, Nairobi, Gaalkacyo.

14/08/2026

Boqorow ciidamada pudlayn😅

MW Xasan Sheikh ayaa laga hayaa Hal-heys caan ah."HORTAA JIRAA WAAYAY"
14/08/2026

MW Xasan Sheikh ayaa laga hayaa Hal-heys caan ah.

"HORTAA JIRAA WAAYAY"

13/08/2026

Puntland ayaa sheegtay inay Heegan galisay Ciidamadeeda, waxayna digniin iyo diidmo ka muujisay in Madaxweyne Xasan Sheekh safar ku yimaado Gaalkacyo-Galmudug.

13/08/2026

Saudi Aramco ayaa sheegtay in dunidu lumisay in ka badan 2.6 bilyan oo foosto oo saliid ah tan iyo markii uu bilowday dagaalka Mareykanka iyo Israa’iil ay kula jiraan Iran bishii Febraayo.

Tiradaasi waxay u dhigantaa ku dhowaad hal bil oo wax-soo-saarka caadiga ah ee saliidda adduunka.

Aramco waxay sheegtay in kaydka saliidda caalamka uu aad hoos ugu dhacay, iyadoo carqaladaha ka jira Marinka Hormuz ay saameeyeen sahayda iyo gaadiidka saliidda.

Haddii Marinka Hormuz maanta dib loo furo, Aramco waxay qiyaastay in dib u buuxinta kaydadka lumay ay qaadan karto ilaa 18 bilood.

Wararka tamarta ayaa sidoo kale muujinaya in khalkhalka sii socda uu cadaadis ku hayo suuqa saliidda caalamka.

Filibiin 🇵🇭 ayaa si adag u cambaareysay tallaabada Shiinaha uu ka qaaday in ka badan 100 muwaadiniin Filibiin ah, kuwaas...
13/08/2026

Filibiin 🇵🇭 ayaa si adag u cambaareysay tallaabada Shiinaha uu ka qaaday in ka badan 100 muwaadiniin Filibiin ah, kuwaas oo lagu eedeeyay inay si sharci-darro ah uga shaqeynayeen ama u deggenaayeen Shiinaha.

Wasiirka Difaaca Filibiin, Gibo Teodoro, ayaa sheegay in tallaabooyinka dowladda Filibiin ka qaaday muwaadiniinta Shiinaha ee lala xiriirinayo falal sharci-darro ah ay ku saleysan yihiin amarro maxkamadeed iyo sharciga dalka.

Teodoro wuxuu sidoo kale sheegay in dowladda Shiinaha aysan isku dayin inay farageliso howlgallada sharci fulinta ee Filibiin.

4 -MAALIN kadib Geerida Aabihii Xalay waxaa uu dib ugu ciyaaray MIAMI Xitaa waxaa u soo tacsiiyeeyay CR7 oo ku yiri is a...
13/08/2026

4 -MAALIN kadib Geerida Aabihii Xalay waxaa uu dib ugu ciyaaray MIAMI Xitaa waxaa u soo tacsiiyeeyay CR7 oo ku yiri is adkeey LEO

MESSI Waxaa uu sheegay in kadib Aabihii inuusan ogeyn sii wadida kamaldaariga

07/08/2026

Is aaminaad ayaa ka dhexeysa. Shaqadaan hadaad ku qasbanaato inaad wax ka qabato, dhankeed ka qaban laheed? Ma buriska mise birta?

Madaxweynaha Somaliland oo lahadlayay wakiilada caalamiga ah oo kula kulmay Kenya ayaa sheegay in aysan Soomaliland baad...
07/08/2026

Madaxweynaha Somaliland oo lahadlayay wakiilada caalamiga ah oo kula kulmay Kenya ayaa sheegay in aysan Soomaliland baadigoobeyn deeq & Gacanhoorsi ee ay rabto iskaashi wax is dhaafsi ah.

Cabdiraxmaan Ciro ayaa sheegay in uu 6,000 maleeshiyo beeleed ah hubka kadhigay oo tababaray kuna daray ciidamada SL, wada hadalna ka galay arrimaha Galbeedka, sidoo kalena uu mar kasta nabad ka shaqeynaya, gaar ahaana dhinaca gobalka Sool.

Baladaa raacnay maxay ahaayeen🙄
15/07/2026

Baladaa raacnay maxay ahaayeen🙄

Kulanka Roose mid waala siinaa Dagaal kubadeed ma ahan xitaa ee waa mid dhuleed waa arin siyaasad
15/07/2026

Kulanka Roose mid waala siinaa Dagaal kubadeed ma ahan xitaa ee waa mid dhuleed waa arin siyaasad

Address

Kilimani, Nairobi
Gaalkacyo
00100

Telephone

+252907541729

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdishakur Nadara posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdishakur Nadara:

Shortcuts

Share