Dhambaal Media

Dhambaal Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dhambaal Media, Media/News Company, Gobalka Mudug, Gaalkacyo.

Dhambaal media waa xarun warbaahineed oo madax banaan oo ay leeyihiihiin dhalinyaro soomaaliyeed taasoo lagu soo gudbiyo warar sugan dhacdooyinka iyo arimaha bulshada

21/04/2024

:-Wafdi Dowlada Puntland oo kormeer Magaalada Gaalkacyo Goobaheeda ugu muhiimsan.

21/04/2024

Geela ratiga qooqan ee ku jira maxaa loo yaqaanaa....?

21/04/2024

" Cafimaad nin haystan ahow waan cudoonahey"...

21/04/2024

DEG DEG:- 3 wiil ayaa ayagoo tiktok duubaaya ayaa waxey ku ciyaaraayeen ay ku noqotay in midna madaxa ka jabo kii kalana uu ka jabo gacanta waxana hada la ii sheegay in loola cararay isbitaal.

21/04/2024

Horay ma u maqashay buurta Jinka ee u taahda sida Binu Aadamka?

Xigasho Xaaji Dirir

Galkacyo uma baahna guulwadayn e in laga shaqeeyey ubaahan tahayDadka reer Gaalkacyo ma waxaysan fahansanayn xuquuqda as...
21/04/2024

Galkacyo uma baahna guulwadayn e in laga shaqeeyey ubaahan tahay

Dadka reer Gaalkacyo ma waxaysan fahansanayn xuquuqda asaasiga ah inan midna laga tanaasuli karin ?

dadka waxaa laga dhaadhacshay in baamberkii laga furay ayadoo xataa eraygaas lugu leeyhy dadkii dhibtu ku dhacday oo naftoodi iyo xubnahoodi kuwayey .

Guulwadayn bilaa micnaa waxba tari mayso, mucaaradnimo wax dumin ahna waxba tari mayso, balse waxa loo baahan yahay dad xayi ah oo kala fahmaya samaha iyo sandareertada

Waxaa qoray: Abdiqafaar Gaani

21/04/2024

Kuwa gabaadka u noqda ama dulmi ku difaaca shakhsiga gooyay naf alle xarimay waa ku danbi.

Sheekh Maxamed Macalin Abshir

27/01/2024

Garowe:-Xildhibaanada Puntland ee gobalka Mudug oo uu Hogaaminayo Gudoomiye Ku xigeenka 2-aad ee Barlamaanka Puntland ,ayaa maanta qado sharaf u sameeyay madax iyo masuuliyiin badan oo ka soo jeeda Gobalka Mudug dhanka Puntland iyo Galmudug.

“Iskalaaji waa iga guulaystay ee fanka PUNTLAND halooga danbeeyo, dalkana waan ka tagayaa dhawaan, Shacabka Puntland wax...
27/01/2024

“Iskalaaji waa iga guulaystay ee fanka PUNTLAND halooga danbeeyo, dalkana waan ka tagayaa dhawaan, Shacabka Puntland waxaan idiin rajaynayaa guul, Saacaddaa Laga bilaabana majidho koox aan Guddomiye u ahay” ayuu yiri Guddomiyihii Kooxda Mahuraan Band Abwaan Dhagaafe Cilmi.

Sidee u aragtaa?

27/01/2024

Degdeg Mareexaan oo diinta ka saaray qoor qoor Xilkana ka qaaday kadib Caro ka dhalatay cuna qabatay uu saaray,,,,,,,,,

27/01/2024

Maxaa ka taqanaa taariikhda Beesha loo yaqaano Yibraha.....?

📹 Rays Tv

20/01/2024

"" Sidaa u eg tahy sakhadaa ka qaadee ma soomaali baa tahy""..

Address

Gobalka Mudug
Gaalkacyo
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhambaal Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dhambaal Media:

Share