Hiiraan Media

Hiiraan Media Independent Humanitarian Media
News,Talk

09/08/2026

Jaaliyada Beesha Sacad ee Dalka Kenya ayaa manta kulan so dhawayn ah u sameeyay Suldaanka Guud ee Beesha Sacad Suldan C/Kariim Suldan Maxamud Degal oo socdaal shaqo ku tagay kaas.

Soo dhawaynta suldaanka waxaa goobjoog ka ahaa qaybaha Kala duwan ee jaaliyada sida Shaqanka, Siyaasinta, Hawenka, Ganacsatada iyo Dhalinyarada.

Suldan C/karin ayaa ka mahadceliyay so dhawaynta wuxuuna warbixin ka siiyay kaso qaybgalayaaaha xaalada deeganka, arimaha Doorashada Madaxwayne Liban, Nabad galyada iyo isku tashiga beesha.

Suldanka ayaa sheegay in hadda la joogo xiligiii Dhaqan siyaasad ku laban laga gudbilahaaaa waxuuna cadeeyay in sibuuxda la iskugu raacay in midnimada laga hormariyo wax kasta dhaqankuna uu noqdo marjica ee uusan horboodin siyaasada.

Wuxuu Mudda Kashaqaynaay Madaxtoyada Galmudug Wuxuu Ahaa Lafdhabarta Shaqada Madaxtoyada Galmudug Wa Dhalinyaro Aqoon Ul...
09/08/2026

Wuxuu Mudda Kashaqaynaay Madaxtoyada Galmudug Wuxuu Ahaa Lafdhabarta Shaqada Madaxtoyada Galmudug

Wa Dhalinyaro Aqoon Uleh Xilka Loo Magacaabay Cabdullahi Calas

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

27/07/2026

Galmudug Ma Ahan Galmudug Tii H**e Wasiir Falagle Oo Bulshada Bud-bud Lahadlay

Waxaa Socota Qaban Qabada Iyo Sodhawaynta Murashax Xildhibaan Golaha Wakiilada Galmudug Abdishakur Abdi Hashi Xildhibaan...
21/07/2026

Waxaa Socota Qaban Qabada Iyo Sodhawaynta Murashax Xildhibaan Golaha Wakiilada Galmudug Abdishakur Abdi Hashi

Xildhibaan Kusodhawow Galkacyo

Suldaanka Guud Ee Beesha Sacad Suldaan Cabdikarin Suldaan Maxamuud Suldaan Dagal Ayaa Galkacyo Siwayn Loogu Sodhaweyay S...
20/07/2026

Suldaanka Guud Ee Beesha Sacad Suldaan Cabdikarin Suldaan Maxamuud Suldaan Dagal Ayaa Galkacyo Siwayn Loogu Sodhaweyay

Suldaanka Guud Ee Beesha Sacad Ayaa Galkacyo Mudda Uga Mqnaa Howlo

Suldan Abdikarim Kamiin Dagal

Abdishakur Abdi Hashi Guul Xildhibaan
14/07/2026

Abdishakur Abdi Hashi Guul Xildhibaan

Xildhibaan Bashir Xaashi Diraac Waxa Uu Kamid Yahay Golaha Wakiilada Galmudug Xildhibaan Bashiir Xashi Dirac Waa Murasha...
11/07/2026

Xildhibaan Bashir Xaashi Diraac Waxa Uu Kamid Yahay Golaha Wakiilada Galmudug

Xildhibaan Bashiir Xashi Dirac Waa Murashax Golaha Wakiilada Galmudug

Kudooro Aqoon Diin Aqlaaq Amaano Sinaan Iyo Caddalad

Abdishakur Abdi Hashi Muraahax Xildhibaan Katirsan Golaha Wakiilada Galmudug Abdishakur Waxa Uu Galmudug Kasoo Shaqeyay ...
11/07/2026

Abdishakur Abdi Hashi Muraahax Xildhibaan Katirsan Golaha Wakiilada Galmudug

Abdishakur Waxa Uu Galmudug Kasoo Shaqeyay Xilli Adag Wuxuu Lasoo Shaqeyay Laba Madaxweyne Wuxuu Haystaa Qibrad Maamul Iyo Waya Aragnimo

Abdshakur Waa Nin Dhalinyaro Ah Aqoon Iyo Xirfad Uleh Maamulka

Shacabka Galkacyo Codka Siiya

Waa Mataalad Dhab Ah

Waxaan si xushmad iyo kalgacal leh idiinka codsanayaa inaad codkiinna i siisaan. Waxaan diyaar u ahay inaan idiin adeego...
08/07/2026

Waxaan si xushmad iyo kalgacal leh idiinka codsanayaa inaad codkiinna i siisaan. Waxaan diyaar u ahay inaan idiin adeego si daacadnimo, hufnaan iyo mas’uuliyad ku dheehan tahay. Codkiinnu waa kalsoonidiinna, aniguna waxaan ballanqaadayaa inaan ka shaqeeyo danta guud iyo horumarka bulshada.

Muwaadin codkaada waa mustaqbalkaada.

Mahadsanidin.

Codkiinna i siiya, si aan u wada gaarno guul iyo horumar

Address

Gaalkacyo
00252

Telephone

+252907253838

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiiraan Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share