Guun Media

Guun Media Warar โ€ข Xog โ€ข Dhacdooyin ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
Soomaaliya & Caalamka ๐ŸŒ

20/08/2026

๐Ÿฎ๐Ÿฌ-๐—”๐—š๐—จ-๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ

๐Ÿ“Œ ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐—น๐—ผ๐—ผ๐—ด๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—š๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ซ๐—™๐—ฆ?
๐Ÿ“Œ ๐——๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—›๐—ถ๐—ฟ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฒ๐—น๐—น๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ถ๐—ฏ ๐—น๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ด๐—ฎ๐˜†
๐Ÿ“Œ ๐—ซ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฐ๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ฏ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฒ๐˜… ๐—พ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜…๐—ฑ๐—ฎ๐˜† ๐—ง๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—œ๐˜€๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐—น, ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ ๐—บ๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐—ฎ ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ป ๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—›๐—ผ๐—ฟ๐—บ๐˜‚๐˜‡

20/08/2026

:Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa booqasho ku tegay deegaanka Heema ee degmada Gaalkacyo, halkaasi oo uu kulan kula qaatay Culimaaโ€™udiinka , Dhaqanka iyo maamulka deegaanka Heema.

20/08/2026

:Waxaa maanta si rasmi ah uga bilowday masharuuca biyo saarka

20/08/2026

Sixiimadan dhowaan ayaa lagu laayey Afar dhalinyaro ah kuwaas oo Badda ka soo baxay, shalay ayaa Aas Wadareed loogu sameeyey deegaanka Garmaal.

๐—ซ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฐ๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ฏ ๐—ผ๐—ผ ๐˜‚ ๐˜‚๐—บ๐˜‚๐—พ๐—ฎ๐˜๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—ฎ๐˜† ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฒ๐˜… ๐—พ๐—ฎ๐—ฟ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ง๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—œ๐˜€๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐—นXiisad cusub ayaa ka dhex taagan Turkiga iyo Israaโ€™i...
20/08/2026

๐—ซ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฐ๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ฏ ๐—ผ๐—ผ ๐˜‚ ๐˜‚๐—บ๐˜‚๐—พ๐—ฎ๐˜๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—ฎ๐˜† ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฒ๐˜… ๐—พ๐—ฎ๐—ฟ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ง๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—œ๐˜€๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐—น

Xiisad cusub ayaa ka dhex taagan Turkiga iyo Israaโ€™iil kadib weerar cirka ah oo lagu qaaday saldhig milatari oo ku yaalla Idlib, Suuriya. Turkiga iyo Suuriya waxay Israaโ€™iil ku eedeeyeen weerarka, halka Israaโ€™iil ay Suuriya ku eedeysay inay ciidamo Turki ah dejisay saldhigga, taasoo ay ku tilmaantay khatar amni. Mareykanka ayaa sidoo kale cambaareeyay weerarka, isagoo sheegay inuu sii kordhin karo xiisadda gobolka. Dowladda Suuriya waxay sheegtay in weerarka lagu bartilmaameedsaday garoonka Abu Duhur iyo goobo lagu kaydiyo rasaasta, iyadoo aan la soo sheegin wax dhimasho ah.

19/08/2026

๐Ÿญ๐Ÿต/๐—”๐—š๐—จ/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ
๐Ÿ“Œ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ธ๐—ถ๐—ถ๐—น ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ฐ๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐—ฒ ๐˜‚๐—ด๐—ฎ ๐˜๐—ถ๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐—ช๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ ๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ

๐Ÿ“Œ๐—ž๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ณ๐˜‚๐—ฟ ๐—š๐—ฎ๐—น๐—ฏ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ผ๐—ผ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ต๐—ถ๐—ด๐˜๐—ฎ๐˜† ๐—บ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐˜€

๐Ÿ“Œ๐—š๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐—ฑ๐—ต๐˜‚๐˜…๐˜‚๐—น ๐˜€๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐˜† ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ด๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐˜†

๐Ÿšจ๐—ง๐—”๐—•๐—œ๐—ก๐—ง๐—” ๐—™๐—œ๐—œ๐——๐—ก๐—œ๐— ๐—ข ๐—”๐—ฌ๐—”๐—”๐—ก ๐—ž๐—จ ๐—™๐—”๐—Ÿ๐—”๐—ก๐—ค๐—”๐—ฌ๐—ก ๐——๐—ข๐—ข๐—ก๐—”๐—” ๐—ค๐—ข๐——๐—ข๐—•๐—”๐——๐—”๐—กGuud ahaan, dhacdooyinka maanta waxay muujinayaan in Soomaaliya ay ...
19/08/2026

๐Ÿšจ๐—ง๐—”๐—•๐—œ๐—ก๐—ง๐—” ๐—™๐—œ๐—œ๐——๐—ก๐—œ๐— ๐—ข ๐—”๐—ฌ๐—”๐—”๐—ก ๐—ž๐—จ ๐—™๐—”๐—Ÿ๐—”๐—ก๐—ค๐—”๐—ฌ๐—ก ๐——๐—ข๐—ข๐—ก๐—”๐—” ๐—ค๐—ข๐——๐—ข๐—•๐—”๐——๐—”๐—ก

Guud ahaan, dhacdooyinka maanta waxay muujinayaan in Soomaaliya ay isku mar wajahayso arrimo siyaasadeed, sharci-dejin iyo amni, iyadoo Baarlamaanka Federaalka uu xoogga saarayo howlaha sharci-dejinta, halka Baydhabo iyo qaybo ka mid ah Shabeellaha Hoose ay weli wajahaan caqabado amni. Dhanka waqooyi-bari-na waxaa socda isbeddello siyaasadeed iyo kuwo dhinaca ciidamada ah oo saameyn ku yeelan kara mustaqbalka xaaladda gobolka.

๐Ÿ“Œ๐—ง๐—ฟ๐˜‚๐—บ๐—ฝ ๐˜†๐—ผ ๐—œ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐—ผ๐—ผ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐˜‚ ๐—ธ๐—ต๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐˜„๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ-๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎMareykanka wuxuu leeyahay wada-hadal cusub ma jiro, halka Iran ay sheegt...
19/08/2026

๐Ÿ“Œ๐—ง๐—ฟ๐˜‚๐—บ๐—ฝ ๐˜†๐—ผ ๐—œ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐—ผ๐—ผ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐˜‚ ๐—ธ๐—ต๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐˜„๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ-๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ

Mareykanka wuxuu leeyahay wada-hadal cusub ma jiro, halka Iran ay sheegtay inay weli diyaar u tahay wada-xaajood balse ay dalbanayso in marka h**e la qaado cadaadiska iyo xannibaadaha. Isla markaana, xaaladda Strait of Hormuz iyo maraakiibta ayaa weli kacsan, taasoo khatar ku ah ganacsiga iyo qiimaha shidaalka caalamka.

guunmedia.blogspot.com

18/08/2026

18 /aug /2026
๐Ÿ“ŒDowladda Soomaaliya oo sheegtay in la dilay horjooge maleeshiyaad,

๐Ÿ“ŒXuutiyiinta oo weeraray warshadda sifeynta shidaalka ee Sacuudiga,

๐Ÿ“ŒErdogan oo door ka qaadanaya joojinta colaadda Iran iyo Mareykanka,

๐Ÿ“ŒWadahadallada Janan iyo Jubbaland oo ka bilaabanaya Nairobi

๐Ÿšจ ๐Ÿ“ŒSaaka Baydhabo waxaa ka jira deganaan kaddib dagaalkii shalay, waxaa Nairobi ka socda dadaallo lagu dhaqan-gelinayo h...
18/08/2026

๐Ÿšจ ๐Ÿ“Œ
Saaka Baydhabo waxaa ka jira deganaan kaddib dagaalkii shalay, waxaa Nairobi ka socda dadaallo lagu dhaqan-gelinayo heshiiskii Jubbaland iyo Janan, halka xeebaha Soomaaliya ay soo foodsaartay dhacdo cusub oo afduub markab ah.

Address

Garsoor
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guun Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share