
03/06/2025
WARGELIN..
Dhamaan jaaliyada reer Cumaan waxaa lagu war-gelinayaa in beri Galab Salaada Casar Ka dib uu dhici doono Aaska GENERAL MAHAMED SICIID HIRSI oo KA dhici doona Qubuuraha AL CAAMIRAAAT ee h**e ugu aasnaayeen Gen. Ahmed Suleyman Dafle iyo Amp. Hasan Maxamed Siyaad AUN Dhamaantood..
Waxaan si naxariis leh idiinka codsaneynaa Intiina joogta dalka Cumaan gaar ahaan magaalada Muscat Inaad Timaadaan oo aad Aaska kasoo qayb gashaan
Alle hawnaxariisto 🤲🤲