Asad xadaadi

Asad xadaadi “Waxaan ahay wariye ka hadla wararka dalka iyo dibadaba igu si biir si aan war sugan igaga hesho”

Jubbaland ayaa war kasoo saartay dagaalada ka holcaya gobalka Gedo, gaar ahaana Doolow iyo BaladXaawo, kuna eedeysay dhi...
28/07/2025

Jubbaland ayaa war kasoo saartay dagaalada ka holcaya gobalka Gedo, gaar ahaana Doolow iyo BaladXaawo, kuna eedeysay dhinaca Villa Somalia abaabulka iyo hurinta dagaalo hubeysan.

Jubbaland ayaa sheegtay in xalay la weeraray xarumo maamul oo ay JL ku leedahay Doolow, laakiin weerarkaas ay fashiliyeen.

27/07/2025

Waxasa lafilayaa itooobiya dagaalka jubbaland iyo DFS in ay so gasho iyago garab siinaysa DFS
xadaadi

27/07/2025

Garowe iyo diyaargarowga maalinta wayn 🇸🇱🇸🇱

27/07/2025

Wararka degaanka maxaas Ileyn gobolka hiiraan

25/07/2025

Dhulkeena 🇸🇴

25/07/2025

Gudoomiye kuxigeenka ururka kubadda cagta PL

25/07/2025

Waqti badan kadib ciidamadda Puntland oo dhulkooda ku bashalaya iyago ka xoreeyey daaacish dhulko dhan Guuul🇸🇱🇸🇱🇸🇱

23/07/2025

"Dhaqaalaha ku baxaya xafladda 1August wa in lagu bixiya dagaalka calmiskaad ka socda si ay ugu dhiiranadaan ciidanku"

23/07/2025

Doorki Laascanood iyo Dhiganihi Rajadu Wa Innaga

23/07/2025

Guulihi waaweyna iyo xuska maalinta 1august

22/07/2025

Warbixin||Dowladda dhexe iyo jubbaland aya xaaladooda Khilaafka ah si adkaanaysaa…

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaal u dhaxeeya ciidamada DFS & Jubbaland oo kasocda magaalada Balad-Xaawo, ...
22/07/2025

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaal u dhaxeeya ciidamada DFS & Jubbaland oo kasocda magaalada Balad-Xaawo, khasaaraha ayaa sii kordhaya, ilaa hadda 6 askari ayaa la xaqiijiyey dhimashadooda oo 2da dhinac, halka dhaawacana 8 ka badan yahay.

Dhanka Jubbaland taabacsan ayaa qabsaday xarumaha degmada Balad-xaawo & Kastamka ama Hay'addaha socdaalka oo ay gacanta ku hayeen ciidamada dawladda, xiligan xerada loo yaqaano UK oo ah taliska ciidanka DFS ayaa rasaas xoogan laga maqlayayaa agagaarkeeda taas oo magaalada ka baxsan, waxaana halkaas kusugan Cabdirashiid Janan & saraakiil kale oo ay dawladdu saaka halkaas u dirtay, sida ay xaqiijinayaan dadka deegaanka oo dhinacyada ka madax banaan.

Ciidamo gurmad u ah dhanka Jubbaland oo katagay degmada Doolow, ayaa la xaqiijinayaa in ay kaabiga ku hayaan magaaladan, iyadoo yoolka ay JL u socota ay tahay in ay lawareegto xerada UK oo ah saldhiga DFS ay ku leedahay duleedka Balad-Xaawo.

Mid kamid ah diyaaradaha qumaatiga ukaca oo ay DFS u dirtay BaladXaawo saaka ayaa taala xerada UK oo aan kicin.

Address

Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Asad xadaadi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share