Faafreeb Media

Faafreeb Media dhamaan bahda madashan waxaad
nalawadaag taan aragtidina
ku saabsan hormarka dalka

12/09/2018
Wasiirka MaaWasiirka Maaliyada Soomaaliya oo ka hadlay canshuur lagu soo rogay ganacsatadaliyada Soomaaliya oo ka hadlay...
06/02/2018

Wasiirka MaaWasiirka Maaliyada Soomaaliya oo ka hadlay canshuur lagu soo rogay ganacsatadaliyada Soomaaliya oo ka hadlay canshuur lagu soo rogay ganacsatada

http://faafreebmedia.com/2018/02/06/wasiirka-maawasiirka-maaliyada-soomaaliya-oo-ka-hadlay-canshuur-lagu-soo-rogay-ganacsatadaliyada-soomaaliya-oo-ka-hadlay-canshuur-lagu-soo-rogay-ganacsatada/

Muqdisho (F-Medai)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyleayaa ka hadlay qorshaha canshuur qaadista sanadkii tegay iyo kan hadda iyo qaabka cusub ee wasaara…

baladweyne (F-Medai)-  Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa xalay lagu dilay wiil dhallinyaro ah oo ka ...
28/01/2018

baladweyne (F-Medai)- Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa xalay lagu dilay wiil dhallinyaro ah oo ka mid ahaa dhallinyarada Xaafadda Buundoweyn ee Magaaladaas. Dilka wiilkan waxaa geystay Askari ka mid ah Ciidamada dowladda ee jooga Magaalada,kaas oo ilaa hadda aan la ogeyn sababta uu u dilay wiilkaas. Wiilka la dilay oo lagu magacaabi jiray Xasan Cabdulle Maxamed ayaa dhawaan ka qalin jebiyay Jaamacad ku taalla Magaalada Beledweyne. [ 90 more words ]

http://faafreebmedia.com/2018/01/28/wiil-dhallinyaro-ah-oo-xalay-lagu-dilay-beledweyne/

baladweyne (F-Medai)- Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa xalay lagu dilay wiil dhallinyaro ah oo ka mid ahaa dhallinyarada Xaafadda Buundoweyn ee Magaaladaas. Dilka wiilkan waxa…

Ethiopia (F-Medai)- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. ...
26/01/2018

Ethiopia (F-Medai)- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Isse Awad ayaa kulan kula yeeshay Magaalada Addis Ababa Dhiggiisa Ethiopia Dr. Workneh Gebeyehu. Labada dhinac ayaa waxa ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka laba geesoodka iyo iskaashiga dhinacyada badan leh ee u dhexeeya labada dal. Amb. Ahmed Awad iyo Dr. Workneh Gebeyehu waxa ay si qotodheer u fallanqeeyeen arrimaha ammaanka, ganacsiga , maalgashiga iyo suuragalnimada xiriir furan oo u dhexeeya labada shacab ee Soomaaliya iyo Ethiopia. [ 32 more words ]

http://faafreebmedia.com/2018/01/26/wasiir-cawad-oo-la-kulmay-dhigiisa-ethiopia/

Ethiopia (F-Medai)- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Isse Awad ayaa kulan kula yeeshay Magaalada Addis Ababa Dhiggiisa Ethio…

Kenya (F-Medai)- Waxaa dib xuriyadoodii u helay 4 wiil oo Soomaali ah kuwaas oo muddo ku xernaa magaalada Nairobi ee caa...
23/01/2018

Kenya (F-Medai)- Waxaa dib xuriyadoodii u helay 4 wiil oo Soomaali ah kuwaas oo muddo ku xernaa magaalada Nairobi ee caasimada wadanka Kenya dhalinyardaan ayaa Dowlada Kenya waxay xertay sanadkii 2014kii xiligaas oo lagu eedeeyay in ay ka danbeeyeen weerar argagaxiso oo ka dhacay garoonka Diyaaradaha joma Kenyanta magaalada Nairobi ee Kenya, ayadoona 4bil ka dib uu Magaalada Nariobi uu ka dhacay weerar kale oo lala beegsaday xarunta ganacsiga Westigate mall weerarkaas oo ugu yaraan ay ku dhinteen dad ka badan 67 ruux. [ 123 more words ]

http://faafreebmedia.com/2018/01/23/4394/

Kenya (F-Medai)- Waxaa dib xuriyadoodii u helay 4 wiil oo Soomaali ah kuwaas oo muddo ku xernaa magaalada Nairobi ee caasimada wadanka Kenya dhalinyardaan ayaa Dowlada Kenya waxay xertay sanadkii 2…

dalka Switzerland. (F-Medai)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo shalay u amba ba...
23/01/2018

dalka Switzerland. (F-Medai)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo shalay u amba baxay dalka Switzerland, ayaa waxa uu halkaasi uga qeyb galayaa shirka Dhaqaalaha Adduunka. Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa sii maray magaalada Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasi oo uu uga sii duuleen magaalada Davos ee dalka Switzerland. Khayre ayaa waxaa safarkan ku wehlinaya Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana lagu wadaa shirkan inuu maanta ka furmo dalkaasi. [ 99 more words ]

http://faafreebmedia.com/2018/01/23/khayre-oo-shir-uga-qeyb-galaya-switzerland/

dalka Switzerland. (F-Medai)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo shalay u amba baxay dalka Switzerland, ayaa waxa uu halkaasi uga qeyb galayaa shirka Dhaqaala…

Address

Doodwadag Online
Gaalkacyo
0661501668

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faafreeb Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Faafreeb Media:

Videos

Share

Nearby media companies


Other News & Media Websites in Gaalkacyo

Show All