Ogaalka Dunida

Ogaalka Dunida halkani waa page ka caalamiga ah ee wakalada wararka puntland qaybteeda wararka filimada iyo fanka The only news page

Saynisyahankii Reer Australia ee  David Godall oo maanta isagoo faraxsan Qanacasanna lagu dilay Dalka  Switzerland.104 s...
10/05/2018

Saynisyahankii Reer Australia ee David Godall oo maanta isagoo faraxsan Qanacasanna lagu dilay Dalka Switzerland.

104 sano ee uu noolaa ugu danbeyntii wuxuu doortay in uu soo gabo gabeeyo noloshiisa waxaana maanta lagu dilay Isbitaal ku yaal Switzerland.

Qoyskiisa ayaa xalay xaflad sagootin ah u sameeyay,waxa uuna dalbaday in loo keeno cunooyin uu si gaar ah u jeclaa sida Kaluun la dubay iyo Bataati ama Frites.

Saynisyahankan ayaa dhowaan si iskiisa ah Switzerland u yimid si loogu dilo Isbitaalka kaliya ee Caalamka ku yaal ee dadka lagu dilo.

Qofka ayaa si sahal ah cirbad ama biyo lasiinaya kadibna waa uu seexanayaa, kadibna sidaas ayuu ku dhimanayaa.

07/05/2018

(MUQAAL) Nin duubayay buur soo dumeysa oo mar qura hoostiisa dhul-gariir ka qarxay Wadanka China.

LIKE & SHARE

Haweeney aad ugu eg madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa laga helay tuulo ku taal dalkaasi Spain. Magaceeda ayaa la...
28/04/2018

Haweeney aad ugu eg madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa laga helay tuulo ku taal dalkaasi Spain. Magaceeda ayaa lagu sheegay Dolores Leis Antelo, waana beeraley aan ka war qabin waxa caalamka ka socda maadaama eysan haysan wax taleefan ah iyo internett.

Gabar joornaaliiste ah oo lagu magacaaboPaula Vázquez oo tuuladaasi dalxiis u tagtay ayaa sawir kasoo qaaday, waxaana ay soo galisay baraha burshada sidaasna ay daqiiqado gudeheeda ku caan-baxday.

Haweeneydan oo ku nool tuulada Cabana de Bergatiños ayaa qirtay in markii ay aragtay sawirka Donald Trump ay yara is shabahaan.

Iminka ayaa waxaa ay sheegtay in ay taleefanada casriga ah soo iibsan doonto islamarkaana ay aduunweynaha wax la qeybsan doonto “maadaama ay caan noqotay”.

Cabdulaahi yuusuf iyo cade muuse xirsi Allaha u naxariisto. |Share|
10/02/2017

Cabdulaahi yuusuf iyo cade muuse xirsi

Allaha u naxariisto.

|Share|

24/08/2014

Futureofdubai.com provides all the information on Dubai, Complete Dubai City Information Culture,Clubs, Spas, Health , Fitness, Dubai Hotels, Restaurants,

Address

Gaalkacyo
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ogaalka Dunida posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ogaalka Dunida:

Share