Radio Gaalkacyo

Radio Gaalkacyo Radio Gaalkacyo waa idaacadii saddexaad ee laga furay Soomaaliya. sanadkii 1993.
(1)

Radio Gaalkacyo Idaacadda Bulshada, kala soco warar xaqiiqo ah oo dhex-dhexaad ah misana dhammeystiran.

07/08/2026

“Galbedka Mudug Ciidan Xasan sheekh amar ka qaata joogi mayo Dawlad Puntland tilaabo ayay ka qaadaysaa"

07/08/2026

“Geel dhallaan dhacay ma Dheere wixii xerada PSF ka dhacay cimri qaadasho ha noqoto Amar madaxweyne wa qaadasha galbeedka Mudug”

07/08/2026

“Ninkii walaalkii loo xiirayoow, adiguna madaxa soo qoyso waa ogtihiin in Hal saac lagu soo afjaray xerada PSF amarka madaxeynaha waa qaadasho”

Gaalkacyo waxaa maanta lagu qabtay Maalinta Dhaqanka iyo Hal-abuurka, oo ah munaasabad ballaaran oo lagu xoojinayo dhaqa...
07/08/2026

Gaalkacyo waxaa maanta lagu qabtay Maalinta Dhaqanka iyo Hal-abuurka, oo ah munaasabad ballaaran oo lagu xoojinayo dhaqanka, suugaanta iyo hal-abuurka bulshada.

Munaasabadda oo ay soo qabanqaabisay Xarunta Dhaqanka iyo Akhriska Aw Jaamac Cumar, ayaa lagusoo bandhigay agab dhaqameedka, ciyaaraha dhaqanka, aqoonta is waydaarsi, sheekooyinka iyo suugaan kale duwan.

Munaasabadan ayaa sidoo kale muhiim u ahayd ilaalinta hidaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed, gaar ahaan in jiilasha cusub lagu dhiirrigeliyo barashada iyo gudbinta dhaqankooda suuban.

07/08/2026

FRIENDSHIP – Goobtaada Nasashada & Cawayska.

06/08/2026

“Xasan Daahir Aweys wuxuu amar ku bixiyay in nalagu dilo Xerada 54-aad, balse waxaan ku badbaadnay.” Mujaahid Daahir Mire Jabriil iyo duullaankii Al-Itixaad Puntland.

https://vm.tiktok.com/ZN8dKKasP/

06/08/2026

Ciidamada Difaaca Puntland istaraatiijiyaddii u adeegsadeen hawlgalkii shalay xerada PSF ee Gaalkacyo,

06/08/2026

“Puntland waligeed way ka guulaysan jirtay cid kasta oo kusoo duusha, Nin xoogaa soo qaatay waxba k**a beddeli karo.” Gen Saciid Dheere.
https://vm.tiktok.com/ZN8dwh5Ha/

06/08/2026

“Duulanka Puntland Siyaasiyinta & saraakiisha ee ku lug lahaa waxaa la horkeeni doonaa maxk**adda.” — Wasiir Bille Qabowsade

Magaalada Gaalkacyo ayaa maanta martigelisay tartan orodka dheer ah, kaas oo ay soo qaban qaabisay Xarunta Dhaqanka iyo ...
06/08/2026

Magaalada Gaalkacyo ayaa maanta martigelisay tartan orodka dheer ah, kaas oo ay soo qaban qaabisay Xarunta Dhaqanka iyo Akhriska ee Aw Jaamac, iyadoo ujeeddadu ahayd dhiirrigelinta dhallinyarada iyo muujinta nabadda magaalada.

Maamulka gobalka Mudug, maamulka degmada Gaalkacyo, agaasimaha wasaaradda cayaaraha, agaasimaha waaxda ciyaaraha, gudoomiyaha xiriirka cagta Puntland, gudoomiyaha cayaaraha gobalka Mudug, gudoomiyaha ciyaaraha fudud iyo maamulka xarunta Aw Jaamac Gaalkacyo ayaa goob joog ahaa.

Tartamayaasha galay kaalimaha 1-aad iyo 2-aad ayaa la gudoon siiyay abaal-marino, tartanka oo ahaa laba qaybood ayaa loo qabtay wiilasha iyo gabdhaha.

Wiilasha:

1-Axmed Shaandho $ 500
2- Abshir Xoogsade $ 300

Gabdhaha:

1- Laki 500
2-Sihaam Cabdirisaaq Cabdi $ 300

Iyadoo falan qayn lagu wado kaalimaha saddexaad.

Xarunta Dhaqanka iyo Akhriska ee Aw Jaamac ayaa sidoo kale berri qabanaysa Toddobaadka Dhaqanka, kaas oo ka dhici doona Dugsiga Cumar Samatar.

Address

Gaalkacyo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Radio Gaalkacyo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Radio Gaalkacyo:

Shortcuts

Share