
31/07/2025
Hambalyo hambalyo hambalyo
Laanmadow school wuxu hambalyada la qaybsanayaa
Dhamaan ardayda Puntland 🇸🇱 ee imtixaanka
Manta ku baastey iyo kuwa darajada fiican keeney wxaan farxad gaar ah la qaybsaneynaa
Ardeyda schoolka laanmadow oo natiija fiican ka keeney imtixaanka shahaadiga puntland
Guul dhamaan ardeyda laanmadow 🙏