Halgan Media

Halgan Media plaece all like page

13/06/2025

Maxaa Caawa Dunida ka Cusub Insha ku Hay Xogo Xaasaasiya baanu soo wadnaa iyo Cadaymo

04/04/2024

-BILA

Gobollada Sool iyo Sanaag ayaa laga saaray "Muran Khariireedkii" uga diwaangashanaa Hey'adaha Qaramada Midoobey.Hey'adah...
15/02/2024

Gobollada Sool iyo Sanaag ayaa laga saaray "Muran Khariireedkii" uga diwaangashanaa Hey'adaha Qaramada Midoobey.

Hey'adaha samafalka ayaa toos uga howl-geli doona hadda, si lamid ah gobollada kale ee dalka, iyada oo aan la o dhanin; waxa ku muransan Puntland iyo Somaliland.

OCHA ayaa faafisey khariiraddan.

15/01/2024

GOBALKII BUUHODLE CIIDII DAHABKA AHYD

15/01/2024

Waa Wiil Yar Oo Somali Ah Aanu Damirkiisu Wali Dhiman Somali Somali Baa Leh

21/12/2023

Caruurta In lagu Barbaariyo Dhaqan Kooda Waxay Ku tusinaysaa Kartika Ku jirta Iyo Awoododa Shaqo

21/12/2023

waa Cod u gaara nirgaha inta badan markay Gaajodan - Habaabaan Ama Meel Aan Xeradii Ahyn Gabal Ugu Dumo

Xoolo Kuma Jiro

19/12/2023

DHaqashada Geel Waa Mid Aad Muhum Igu Ah Bulshada Somaliyed Dhaqan Ahaan iyo Asal Ahaanba
Maahmaahda Geela
Xoolo Kuma Jiro
aan Geel ku jirin waa Xoolo La'aan
Labo Jir Soo wada Mar

Madax Waynaha Mamulka Ssc Khatumo Mr President Abdiwadir Ahmed Aw Ali (  Firdhiye)Waa Mid Ay shacabkiisu Ku Bogaadinayaa...
30/11/2023

Madax Waynaha Mamulka Ssc Khatumo Mr President Abdiwadir Ahmed Aw Ali ( Firdhiye)
Waa Mid Ay shacabkiisu Ku Bogaadinayaan Ama Soo dhawaynayan Cashuur Bilaabista
Laga Hirgaliyey Mamulka Cusub Ee Curdunkaa

In La Eego Shacabka Oo Dhaqalo burbur wayn Galay iyo Dulaankii baladhnaa ee ku soo qaaday Mamulkii SNM

In Shacabka inta Dhaqala hoodu soo Kobcayo loo Sameyo Carus dhimis Aad uga Hoosaysa Tii ay bixin jireen Markii H**e Inta ay ka soo Kabanayaan dhaqaalahoodu

Ku socoto Madaxa Mamulka Cashuraha Ssc Khatumo Gaar Ahaan Gudida Fulinta

Madax Waynaha Mamulka Ssc Khatumo Mudane Abdiqadir Ahmed Aw Ali   Ayaa Xalay Magacaay Qayb Ka Muda Musuuliyinta Mamulka ...
22/11/2023

Madax Waynaha Mamulka Ssc Khatumo Mudane Abdiqadir Ahmed Aw Ali
Ayaa Xalay Magacaay Qayb Ka Muda Musuuliyinta Mamulka Ssc Khatumo

Congratulations Congratulations 👏 🙌 💖✨
10/11/2023

Congratulations Congratulations 👏 🙌 💖✨

New York city ✨
30/09/2023

New York city ✨

Address

Gaalkacyo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Halgan Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Halgan Media:

Share