Amiir catiiq Bashiir Ali bare

Amiir catiiq Bashiir Ali bare Amiir catiiq bashiir Ali

20/11/2025
Kheybka waxa soo socda allaa yaqaan lakiin malintaan waxaan is lahaa madaxweyne hssen umaduu ushaqeyn donaa lakiin uma s...
19/11/2025

Kheybka waxa soo socda allaa yaqaan lakiin malintaan waxaan is lahaa madaxweyne hssen umaduu ushaqeyn donaa lakiin uma shaqeyne waa ka shaqeystay Astaqfurulaah

"Ma samrine sidaad ii ogeyd waan ku sugayaa Bureyqo
02/08/2024

"Ma samrine sidaad ii ogeyd waan ku sugayaa Bureyqo

Best view    aragti  qurux badan mudul qurac ku hoosyaal goormaa kuugu Danbeysay Degaankaan ookale  oo kale?
06/08/2023

Best view aragti qurux badan mudul qurac ku hoosyaal goormaa kuugu Danbeysay Degaankaan ookale oo kale?

19/02/2023

Bal adba

19/02/2023
31/12/2022

É do Brasil 🇧🇷

20/08/2022

Guud ahaan muslimiinta calaamka, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan, waxaan ugu hambalyaynayaa munaasabadda Ciidul Adxaa, oo ka mid ah maalmaha qiimaha badan ee ku jira bishan Carafo oo muslimiintu ay gutaan waajibaadka xajka, muujiyaan midnimadooda, sidoo kale ay sameeyaan acmaal wanaagsan oo ay ka mid yihiin soon iyo sadaqo badan.

Waxaan Alle ka baryayaa in uu inaga aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee gudashada rukniga xajka, soonkii maalinta Carafo iyo sadaqada, sidoo kale na uu ciiddan ciiddeeda inagu gaarsiiyo dalkeenna oo nabad iyo barwaaqo ah, kuna sii tallaabsada horumar iyo xasillooni waarta.

CIID WANAAGSAN

Sanadka sxbkey madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud baa wataa cidaan Watana guul daro lama sheegin waanu ku garab taaganahay...
10/05/2022

Sanadka sxbkey madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud baa wataa cidaan Watana guul daro lama sheegin waanu ku garab taaganahay dhaliilahaagi h**e Dib USAX qabyo ninkeedaa dhameys tiro

Address

Gaalkacyo
103

Telephone

+252906227854

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amiir catiiq Bashiir Ali bare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Amiir catiiq Bashiir Ali bare:

Shortcuts

Share

Category