š—¦š—®š—®š˜…š—¼ š— š—²š—±š—¶š—® š—£š—æš—¼š—±š˜‚š—°š˜š—¶š—¼š—» š—¦š— š—£

  • Home
  • Somalia
  • Gaalkacyo
  • š—¦š—®š—®š˜…š—¼ š— š—²š—±š—¶š—® š—£š—æš—¼š—±š˜‚š—°š˜š—¶š—¼š—» š—¦š— š—£

š—¦š—®š—®š˜…š—¼ š— š—²š—±š—¶š—® š—£š—æš—¼š—±š˜‚š—°š˜š—¶š—¼š—» š—¦š— š—£ Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from š—¦š—®š—®š˜…š—¼ š— š—²š—±š—¶š—® š—£š—æš—¼š—±š˜‚š—°š˜š—¶š—¼š—» š—¦š— š—£, TV Channel, Gaalkacyo.

19/07/2025

Waziir
Oo suaal lawaydiiyey kaxanaaqay

  # dawlada buntland
17/07/2025

# dawlada buntland

10/07/2025

Nabadoon kamidah nabadoonada # oo ku sugan shirka nabadaynta beelaha # iyo

Warcurdankii mirihii iyo cawskii sobixiwaayee nagadaaya colada waa manso cajiiba

09/07/2025

Dhisme kusocda wadada udhaxaysah /galladi # iyo sentarka dhudub

Waana qayb kamidah wadada halbowlaha uah isusocodka d,d,s, iyo soomaaliya

06/07/2025

Wargeyska The Telegraph, ayaa maanta daahqaaday macluumaad sirdoon iyo raad-raaca waxyaabihii dhacay inta uu socday dagaalkii Iiraan iyo Isr4l, wuxuu wargeyska xaqiijiyay inay Isr4l la kulantay dharbaxo sirdoon iyo difaac, markii ay aragtay in xarumihii sirta ahaa ee sirdoonka iyo milatariga ay Iiraan awood u yeelatay inay aqoonsato oo gantaallo gaar ah oo leh awood ka sarreysa gantaallada kale ay ku garacdo shan saldhig oo ahaa kuwa ugu muhiimsan ee howlgallada sirdoonka iyo amni ee gobolka bariga dhexe ay ka maamullaysay Isr4l— xaaladan waxay gelisay Telaabiib marxalad argagax leh , in goobaha sirta ah la duqeeyay, waxaa cabsi ka sarreysa ay ka wajahday sida lagu oggaaday xarumahan iyo si waydiin la xiriirta illaa intee ay gaarsiisan tahay xogta sirdoon ee Iiraan ay ka heyso gudaha Isr4l iyo xarumaha sirta ah ee qaar ka mid ah saraakiisha sare ee Isr4l aysan aqoonsan karin, tan waxaa lagu sheegay inay soo dedejisay joojinta dagaalka.

Imanjama

02/07/2025

DEGDEG:- Diyaarad Millatari ayaa ku dhacday Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, ugu dambeynna gubatay.

Xogta aan helay waxay sheegaysaa in diyaaradda gubatay ee soo dhacday lana damin waayey dabka qabsaday iney leeyihiin Ciidanka Nabad ilaalinta u jooga Somalia ee ATMIS.

Xogta oo dhmeystiran dhawaan ayaad helaysaa.

Cali Aadan Muumin

01/07/2025

Muuqaalkaan dhayal weeye haatane iyo dhaan dabo gaalee haddii dhab laga dhigi lahaa qabyaalad laga dheerayn lahaa
Runtii. Dhibaatiyo dhurwaayo nama dhaawaceen dhalinteenii tahriib kuma dhamaadeen

01/07/2025

1 luulyo iyo muqdisho

01/07/2025

Waa muuqaal naxdintiiisa leh

Caruurta qaza midkamid ah oo nafaqo daro hayso

#Ų§Ł„Ų¬Ų²ŁŠŲ±Ų© #

  #Goormey ahayd markii ugu horreysay ee la arkay calanka Soomaaliya oo meel laga taagay?Xigashada Sawirka,Telefishinka ...
26/06/2025

#
Goormey ahayd markii ugu horreysay ee la arkay calanka Soomaaliya oo meel laga taagay?
Xigashada Sawirka,Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed
Aqoonyahan Maxamed Cawaale Liibaan ayaa calanka Soomaaliya naqshaddiisa hindisay.

Naqshadda Calanka buluugga ah ee ay xiddigta cad ee shanta geesoodka ah dhexda uga taallo, waxaa markii ugu horreysay lasoo bandhigay sannadkii 1952, sida uu BBC-da u sheegay Abwaan Cali Jaamac Cawaale (Cali Dhoof) oo ka mid ah abwaanada Soomaaliyeed, uuna adeer u yahay Maxamed Cawaale Liibaan.

Xilligaas ka dib wuxuu calanka soo maray marxalado kala duwan, illaa uu ugu dambeyn si xor ah uga babbado carrada Soomaaliya.

"12-kii Oktoobar, 1952 ayaa la hindisay calanka, labadii sanno ee xigtay dood ku saabsan baa ka jirtay Qaramada Midoobay, balse 1954, markii Cabdullaahi Ciise uu tagay Qaramada Midoobay ayaa la oggolaaday.

"Isla sannadkaas ayaa la arkay isaga oo suran Fiisho Gufeerno (Dhismaha xarunta dowladda hoose ee Xamar). Wuxuu markaas isagoo suran u dhaxeeyay calankii Qaramada Midoobay iyo kii Talyaaniga, balse wuu ka gaabaa," ayuu yiri Abwaanka.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu sharraxay marxaladdii xigtay ee calanka Soomaaliya, wuxuuna yiri: "1956 markii dowladdii Cabdullaahi Ciise la dhisay waxaa calanka Soomaaliya lala simay kii Talyaaniga iyo kii Qaramada Midoobay. 26-kii bishii Juun ee sannadkii 1960, waxaa la surey beerta xorriyadda ee magaalada Hargeysa, isaga oo kaligiis ah, waana marka la yiri kanna siib kana saar. Ugu dambeyntiina, 1-dii bishii Luuliyo isaga oo kaligiis ah ayaa Xamar laga sureySoomaaliya waxay madaxbannaanida kaga horreysay inta badan dalalkal kale ee Bariga Afrika.

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX MAAMUUSEED DHIGAY TAALLADA DHAGAX-TUURMuqdisho, Juun 26, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadd...
26/06/2025

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX MAAMUUSEED DHIGAY TAALLADA DHAGAX-TUUR

Muqdisho, Juun 26, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xusaya halgameyaashii Soomaaliyeed ee naftooda iyo dhiiggooda u huray Xorriyadda Gobollada Waqooyi iyo guud ahaan halgankii gobannimo doonka ee Dalka ayaa Ubax dhigay taallada Dhagax-tuur ee magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa xusay in Taallada Dhagax-tuur ay tahay astaan u taagan xusuusaha lama illaawaanka ah ee halgankii loosoo galay gobanimada dalkeenna, isaga oo shacabka Soomaaliyeed ku adkeeyay ilaalinta midnimada, dal jacaylka, wadajirka iyo isku duubni sal adag leh, si loo xaqiijiyo himmilooyinkii Awooweyaasheen ee Soomaaliya xor ah, nabad ah.........

#

  # ey si wada jir ah usoo saareen dawlad goboleedyada kala ah buntland iyo jubaland
26/06/2025

# ey si wada jir ah usoo saareen dawlad goboleedyada kala ah buntland iyo jubaland

Address

Gaalkacyo

Telephone

+252906010056

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when š—¦š—®š—®š˜…š—¼ š— š—²š—±š—¶š—® š—£š—æš—¼š—±š˜‚š—°š˜š—¶š—¼š—» š—¦š— š—£ posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category