Daily Viral Videos

Daily Viral Videos Waa Page Soomaaliyeed oo ku hadla Afka Shacabka Puntland iyo Dadka aan Codkooda la maqlin.

07/01/2026

Ka waran haddii Dastuurka Soomaaliya lagu daro, in qofki diinta Iskaamka ka baxa ee gaalooba, Soomaali-nimada laga saaro?

Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya (2012):

Qodobka 2aad:
• Diinta Qaranka waa Islaamka
• Sharciga dalka waa inuu waafaqsanaadaa Shareecada Islaamka.

Qodobka 15aad:
•Wuxuu ka hadlayaa xorriyadda fikirka, balse si cad uguma oggola riddada (ka bixidda Islaamka), lkn Dastuurku ma qeexayo ciqaab, mana sheego in Soomaalinimada laga qaadi karo qof gaalooba.

Hadaba in Qofkii diinta Islaamka ka baxa, in Soomaalinimada ha laga saaro, waxay la micno tahay, in jinsiyadda Soomaaliga (citizenship) lagu xiro diinta Islaamka, oo qofki diinta ka baxa oo Soomaalinimada ka baxay.

Hadaba sidee u aragtaa in qodobkaan lagu daro Soomaaliya. dheh.

07/01/2026

Maxaa dhacay markii SNM ay gudaha usoo gashay Magaalooyinka Burco, Berbera iyo Hargeysa, kadib markii Dawladii kacaan ee Siyad Barre hogaaminayeyna mesha laga saaray? Shiikh Cabdilaahi Shiikh Cali (Jawhar).

03/01/2026

Dhagarta Yahuuudda iyo Sheekh ( 1).

28/12/2025
28/12/2025

Midnimada Soomaaliya🇸🇴 waa Muqadas, waa lama taabtaan.

27/12/2025
27/12/2025

Sirta Yahuuuddu ay u dageen Kirishtaanka ee ku Khasbaya Dalalka Kiristaanka ah inay Difaacaan Israaee1.

06/12/2025
30/11/2025
30/11/2025

Gabadhaas su’aasheeda uga jawaaba.

30/11/2025

Gabar Muslimad ah, ma guursan karto Nin gaal ah, meherna uma qabanayo, inta ay la joogtana Xaaraan iyo Sino bay kula seexataa.

Waayahan waxaa soo badanayay Gabdhaha Soomaaliyeed ee Guursanaya Nimanka Ajaanibta ah, kuwaas oo badankooda ay Gaalo yihiin.

Hadaba Gabar walba oo Nin Gaal ah la joogto ha ogaato inay Xaaraan kula joogto oo Guurkaas uusan waxba ka jirin, inkastoo badankood aysan guursanba oo ay saaxiibtinimo kuwada joogaan.

Fiiri Commentiga koowaad.

Address

Gaalkacyo
00000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daily Viral Videos posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Daily Viral Videos:

Share

Category