Daily Viral Videos

Daily Viral Videos Waa Page Soomaaliyeed oo ku hadla Afka Shacabka Puntland iyo Dadka aan Codkooda la maqlin.

29/03/2026

Gabar yar oo kula ciyaarta, ayaa Garoobka ka fiican.







28/03/2026

Isu Hadyeeya aad is Jeclaataane 🎁💝





28/03/2026

Nin aanan Gabdho dhalin, Gablan waxba ma dhaamo.






28/03/2026

Qaraabadada qurbaha ma xiriirisaa, mise markaad Dan leedahay kaliya ayaa wacdaa?







28/03/2026

Been Abuur weeye.






28/03/2026

3 Gabdhood, ha Guursan.



28/03/2026

Dambi hadaad ka toobad keento, waligaa dib ha u sheegin, haku faanin, sidaan baan ahaan jiray iyo waxaan baan sameen jiray.

Waxaasi toobad keen ma ahan, waayo toobad keenku waa inay Shalayto ka timaadaa, waxaad ka qoomamaysan tahay, oo ka xanaaqsantahay waa inuu noqdaa.





22/03/2026

Yaa Masuul ka ah in ilmuhu uu noqdo Wiil ama Gabar? Hooyada mise Aabaha?

Ehelkaaga oo baahan inaad mar labaad soo Xajiso dambi weeye.
15/03/2026

Ehelkaaga oo baahan inaad mar labaad soo Xajiso dambi weeye.

06/03/2026

Ninkayga ayaa ku Suxuurtay Caanaha Naaskayga aan ka lisay, isagoo ku Khaldamay, hadaba maka furanahay?

06/03/2026

Xaaskayga ayaa Maalin Ramadaan ah la ciyaaray, kadib Biyo ayaa iga yimaaday.

06/03/2026

Waa khalad

Address

Gaalkacyo
00000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daily Viral Videos posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Daily Viral Videos:

Share

Category