Sama-katalis media

Sama-katalis media welcome to this group. dont forget to like it!

Aamisom ayaa howlaha amni ee ay hoggaamin jirtay ku wareejisay ciidama xoogga dalka soomaaliya. Guul
16/04/2021

Aamisom ayaa howlaha amni ee ay hoggaamin jirtay ku wareejisay ciidama xoogga dalka soomaaliya. Guul

Allaahu Akbar.Sawiradan idiin muuqda waa 100 askari ee magaalada mounton waxaa lagu marti qaaday masjidka faaruq, waxaa ...
11/04/2021

Allaahu Akbar.

Sawiradan idiin muuqda waa 100 askari ee magaalada mounton waxaa lagu marti qaaday masjidka faaruq, waxaa wax laga barayaa diinta islaamka.

Warbaahinta waa shayga ugu saamaynta badan ee maanta bulshadu isticmaasho, samaynteeda ayaa ah mid togan iyo mid taban-b...
10/04/2021

Warbaahinta waa shayga ugu saamaynta badan ee maanta bulshadu isticmaasho, samaynteeda ayaa ah mid togan iyo mid taban-ba, sida aad website-ka hoose ee puntland post aad warbixintiisa ka aragtaan saamayn noocee ah ayay yeelan kartaa qoraalkan?

Waa in shuruuc lagula xisaabtamaa warbaahinta madaxa bannaan lana marsiiyaa xeer ciqaabeedka saxaafadda.

Gole cusub oo ay ku dhawaaqeen midowga musharixiinta,madaxweynayaasha labada maamul ee puntland iyo jubbaland iyo gudoom...
18/03/2021

Gole cusub oo ay ku dhawaaqeen midowga musharixiinta,madaxweynayaasha labada maamul ee puntland iyo jubbaland iyo gudoomiyaha aqalka sare, golahan ayaa lagu magacaabay -qaran.

Sida aan lawada socono waxaa tagan case-ka badda oo marya meel aad xasaasi u ah, dowlada dhiggeena ah ee kiisku ina ka dhexeeyo ee kenya ayaa mucaaradkooda, warbaahintooda,shacabkooda,dowladooda iyo cid walba oo muwaadin kenyan ah ayaa si isku mid ah gacmaha isu qabsaday sidii ay gar-gardaraba aysan u dhaafin baddaas lagu muransan yahay, halka mucaaradka soomaalia guud ahaantood ay indhahoodu wali dul hayaan kursiga villa soomaaliya.

Mucaaradka saxda ahi waa kan u garsoora shacabka, ilaaliya oo ka dhowra inaan si khaldan loo isticmaalin hantida dadweynaha ee maaha kan shacabka ka dhigta jaran-jar uu ku fuulo kursiga, ceebeeya wax qabadka wanaagsan.

Qayb kale oo ciidamo tababar kusoo qaatay dalka turkey kana tirsan ciidanka gor-gor ayaa asbuucaan kasoo degay magalada ...
11/03/2021

Qayb kale oo ciidamo tababar kusoo qaatay dalka turkey kana tirsan ciidanka gor-gor ayaa asbuucaan kasoo degay magalada muqdisho

Horumarka maalinba waa heere Soomaaliya wadada guusha ayay cagta saartay.Sawirkan aad aragtaan waa dhalinyaro soomaaliye...
11/03/2021

Horumarka maalinba waa heere Soomaaliya wadada guusha ayay cagta saartay.

Sawirkan aad aragtaan waa dhalinyaro soomaaliyeed oo baranaysa isticmaalka diyaaradaha loo yaqaan drons ka.

Walalaha dhabta ah ee Turkey waxaan leenahay waad mahadsan tihiin

Ciddii doontaba haku sad weynaato guushee, wax walba oo soomaali isku soo dhawaynaya dan ayay inoo tahay.
26/02/2021

Ciddii doontaba haku sad weynaato guushee, wax walba oo soomaali isku soo dhawaynaya dan ayay inoo tahay.

Bannaanbax-weyn oo lagu taageerayo madaxweyne farmaajo ayaa ka dhacay magaalada beled-weyn ee caasumadda gobolla hiiraan...
23/02/2021

Bannaanbax-weyn oo lagu taageerayo madaxweyne farmaajo ayaa ka dhacay magaalada beled-weyn ee caasumadda gobolla hiiraan.

Comment-giina ayaan ku ogaan doonaa mucaaradka iyo madaxweyne farmaajo cidda shacabku taageersan yihiin. Lets go!
23/02/2021

Comment-giina ayaan ku ogaan doonaa mucaaradka iyo madaxweyne farmaajo cidda shacabku taageersan yihiin. Lets go!

Dagaalka ku dhexmarey Gobolka gedo ciidamada soomaaliyeed ee kala taabacsan federalka iyo jubba-land cidna guul dhaba ka...
25/01/2021

Dagaalka ku dhexmarey Gobolka gedo ciidamada soomaaliyeed ee kala taabacsan federalka iyo jubba-land cidna guul dhaba kasoo hoyin mayso, mana ahan wax ruux cafimaad qabaa uu sacabo tumo.

Dowladu waa in ay la timaadaa siyaasad ay kaga hortagayso dagaalka sokeeye cadowgana iska dhicisaa

Soomaalidu waxa ay soo martay xilli ay wax isugu sheegi jirtay qori caaradi, balse maanta waxa ay wax isugu sheegayaan o...
14/01/2021

Soomaalidu waxa ay soo martay xilli ay wax isugu sheegi jirtay qori caaradi, balse maanta waxa ay wax isugu sheegayaan oo ay kuwada doodayaan waa dastuur.

Waa marxalad farqi wanaagsan u dhaxeeyo, muhiimaduna waa in la barbaariyo,cid walbana ay dhankeeda shaqada ka qabato

Gaalkacyo oo heegadu biyo dhigtay
18/10/2020

Gaalkacyo oo heegadu biyo dhigtay

Address

Kuweyt
Gaalkacyo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sama-katalis media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share