Jubbaland State news

Jubbaland State news Political Analyse News

23/06/2026

Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo maanta si rasmi ah u daah-furay Mashruuca Adkeysiga Barakacayaasha iyo Bulshada Degmada Doolow ayaa ka hadlay dhibaatada dadka ku nool guud ahaan Gobolka gaar ahaana ree Doolow go’aanka Dowladda Federaalka ah ay ku xayirtay duulimaadyadii Shacabka ee halkaas tagi jiray.

Waxaa Madaxweynahu uu tilmaamay in Dowladda Wakhtigu ka dhamaaday ee Xasan Sheekh Maxamuud ay arrimaha Siyaasada u adeegsanayso cunaqabatayntii hubka iyo Maamulka Hawada oo aan intaba hada ayna lahayn xilkasnimo ay ku maamulaan loona baahan yahay in wax la iska waydiiyo sida laga yeelayo.

Waxaa ku xigi doonta waxaa XF Somalia u aqoonsatay MD KMG maamulka Jubaland mudane Axmed Mohamed Islam.
29/01/2026

Waxaa ku xigi doonta waxaa XF Somalia u aqoonsatay MD KMG maamulka Jubaland mudane Axmed Mohamed Islam.

Address

Garbahaarrey

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jubbaland State news posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share