Somali P Deaf Care & Development Agency PDCDA

Somali P Deaf Care & Development Agency PDCDA Somali P Deaf Care & Development Agency (PDCDA)

22/03/2023

Waxaan imada Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa bisha barakaysan waxaan leenahay ilaahay ha naga aqbalo acmaasha salixa baarakalahu dhamaan.
Ilaahay baa mahad leh raxmadii gu’ ga iyo ramadaankii is waafujiyey.

I congratulate Somalis on the blessed month, may Allah accept all of the ibadah.
I thank Allah for the rain of spring and Ramadhan.Ramadaan mubarak.

28/01/2023

Hay'adda Daryeelka iyo horumarinta Dhagoolayaasha Puntland oo farriin u dirtay TPEC xili Ardayda iskoolka iyo hay'adda Gacanta Ku haysa ay Galayeen Imtixaankii Teeramka

The Puntland Deaf Care and Development Agency sent a message to TPEC when the students of the school and the organization in charge were entering the term examination.

Deaf
Deaf
Deaf

16/12/2022

Shalay subaxdii ayaa waxaa dugsiga booqday agaasimaha waxbarashada gaarka ah ee Koonfur Galbeed C/risaaq Siraaji, isagoo wareystay macallimiinta iyo ardayda wax ka barata dugsiga, wuxuuna u kuurgalayay sida uu u shaqeeyo dugsiga.

Yesterday morning, the director of special needs education in South West Mr. Abdirisaq Siraji visited the school, he interviewed the teachers and students and he thoroughly observed the school and how it works.




09/07/2022

Ciid Wanaagsan farxsanahay Aamiin 🤲🏻

Hambalyo Ali Abdi Awaare  oo Loo Magacaabay Lataliye Sare xaafiiska Raiisulwasaaraha somalia, Cammuu allaha .....Congrat...
03/07/2022

Hambalyo Ali Abdi Awaare oo Loo Magacaabay Lataliye Sare xaafiiska Raiisulwasaaraha somalia,
Cammuu allaha .....Congratulations to Proud Ali Abdi Awaare Lataliye Sare Xafiiska

Congratulations to Ali Abdi Aware on his appointment as Senior Adviser to the Prime Minister of Somalia
Cammuu allaha ..... Congratulations to Proud Ali Abdi Senior Adviser Office somalia

01/06/2022

Here Puntland Deaf Students at the Puntland Inclusive School for the Deaf exchange questions and lessons with each other They have Learn. How They Understand Their Daily Lessons. To Observe Lesson Understanding. 😇

Waxaa Halkaan Ardayda Iskuulka Dhagoolayaasha ee Puntland Dhigtaa Isku Waydaarsanayaan Suaalo Iyo Casharada Ay Soo Dhigteen Wax Iska Waydiiyaan. Sida Ay U Fahmeen Casharka Maalinlaha Ee Ay Qaataan. Si Aan Ula Socono Fahamka Daruuseed.😇






01/06/2022

Ku Soo Dhawoow Madaxweynaha Dawladda Puntland Mudane

Welcome to the( Excellence President of Puntland State of Somalia




23/05/2022

HE Farmajo handed over power to the new President of the Federal Republic of Somalia HE Hassan Sheikh Mohamud. Today is Monday. The Well-Organized Inauguration Ceremony.

Mr. President Hassan Sheikh, Welcome to this role and may God be with you.

Mudane Farmaajo Waxuu Xilka Ku Wareejiyay Madaxweynaha Cusub Ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Maanta Isniin Tahay Xaflada Caleemo Saarka Si Wanagsan Loo Soo Agaasimay.

Mudane Madaxweyne Xasan Sheekh Ku Soo Dhawoow Xilka Ilaahna Ha Kula Garab Qabto



22/05/2022

Somalia ...Yesterday, Heavy damage caused by fire in Banadir Market in Mogadishu. We pray to God to give the people of Mogadishu another chance to recover from this disaster.

Shalay Khasaaro xoogan ayaa ka dhashay Dab ka kacay Suuqa Banaadir ee Magaalada Muqdisho. Waxaan Allah uga baryeynaa shacabka Muqdisho in uu siiyo fursad kale oo ay uga soo kabtaan masiibadaas.

Address

Garoe
201

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali P Deaf Care & Development Agency PDCDA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share