QORMO

QORMO Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from QORMO, Social Media Agency, Islam Mohamed Road, Target Center Ground Floor, Garoowe.

Annagoo ka duulayna aaminsan in Afka Soomaaligu yahay tiirka ka mid ah in la helo bulsho wanaagsan, waxaanu dedaalkayaga u hurnay sidii aanu u hodmin lahayn waxyaabaha Af-Soomaliga ku qoran ee ku jira Internetka

QORMO KU SAABSAN: SAAMAYNTA XUN EE BARAHA BULSHADAW/Q: Ahmed H. Suleiman
02/04/2024

QORMO KU SAABSAN: SAAMAYNTA XUN EE BARAHA BULSHADA

W/Q: Ahmed H. Suleiman

Qormadaan waxaynu ku eegaynaa qaabka aan wanaagsanayn ee bulshadeenna Soomaaliyeed u isticmaasho Baraha Bulshada, iyo waxyaabaha.....

Aqoonyahan noocee ah baynu u baahannahay? (1)W/Q: Dr-Mohamed Ali Farah
06/03/2024

Aqoonyahan noocee ah baynu u baahannahay? (1)

W/Q: Dr-Mohamed Ali Farah

Waa su’aal u baahan in laysla fahmo, aragti midaysanna laga yeesho, waa in daneeyayaashu dhammaan ay wada sawiraan aqoonyahan

Qormo ku Saabsan Muhiimadda Nabadda W/Q: Ahmed H. Suleiman
24/02/2024

Qormo ku Saabsan Muhiimadda Nabadda

W/Q: Ahmed H. Suleiman

Nabaddu waa xaalad xasillooni iyo wada noolaansho ah taas oo rabitaankeeda nooluhu kawada simanyahay, waa mabda’ aasaas u ah...

Qormo ku saabsan Horumarinta Dhallinyarada [2] W/Q: DrMohamed Ali Farah
20/02/2024

Qormo ku saabsan Horumarinta Dhallinyarada [2]

W/Q: DrMohamed Ali Farah

Waxaanu dedaalkayaga u hurnay sidii aanu u hodmin lahayn waxyaabaha Af-Soomaliga ku qoran ee ku jira Internetka

Qormo ku saabsan Horumarinta Dhallinyarada W/Q: DrMohamed Ali Farah
14/02/2024

Qormo ku saabsan Horumarinta Dhallinyarada

W/Q: DrMohamed Ali Farah

Qormadan waxay qofka dhallinyarada ah oo doonaya inuu horumar sameeyo siinaysaa tusaale cad oo uu ku dayan karo, uuna ka dheehan karo sida...

SITRA HORUMARKA QEYBTA KOOWAADW/Q: DrMohamed Ali Farah
12/02/2024

SITRA HORUMARKA QEYBTA KOOWAAD

W/Q: DrMohamed Ali Farah

Waxaa laga yaabaa inaan is waydiinno, gaar ahaan haddii aan Soomaali nahay: maxaa keenay in umadaha qaarkood ay gaaraan horumarka balaaran...

Maxay Cilmi-Baaristu Muhiim Ugu Tahay Ardayga Heerka Koowaad Ee Jaamacadda?W/Q: Ahmed H. Suleiman
12/02/2024

Maxay Cilmi-Baaristu Muhiim Ugu Tahay Ardayga Heerka Koowaad Ee Jaamacadda?

W/Q: Ahmed H. Suleiman

Cilmi-baaristu waa hab-raac habaysan taas oo baaritaan qoto dheer lagu sameynayo dhib meel ka jirta si xal loogu helo

MUDNAANTA AKHRISKU U LEEYAHAY UBADKAW/Q: Abdulljabaar Mohamed Farma
11/02/2024

MUDNAANTA AKHRISKU U LEEYAHAY UBADKA

W/Q: Abdulljabaar Mohamed Farma

Ka hor intaan mawduucaan wayn ku dhex gayn waxaan kusii xasuusinayaa inuu jiro mashruuc guulaystay oo aan 4 caruur ah, Akhriska saaxiib....

Sideen uga Baxaa COMFORT ZONE (AAGA RAAXADA) oo aan ugu guuraa (GROWTH ZONE) (AAGA KORIIMKA)W/Q:  Abdulljabaar Mohamed F...
10/02/2024

Sideen uga Baxaa COMFORT ZONE (AAGA RAAXADA) oo aan ugu guuraa (GROWTH ZONE) (AAGA KORIIMKA)

W/Q: Abdulljabaar Mohamed Farma

Aaga raaxada (Comfort zone) waa kalmad Psychology ah, waxaana si fudud lagu qeexi karaa goobta u Qof ku dareemi karo amni ama xasilooni

📚YEELO XEELADAHA AKHRISKAW/Q: Abdulljabaar Mohamed Farma
09/02/2024

📚YEELO XEELADAHA AKHRISKA

W/Q: Abdulljabaar Mohamed Farma

Qaamuuska afka Soomaaliga ee uu qoray marxuum Yaasiin C. Keenadiid, waxa uu ku ujeeddaynayaa erayga “Akhriska” in uu yahay, “

WAA MAXAY MUHIIMADDA TIGNOOLAJIYADU?
07/02/2024

WAA MAXAY MUHIIMADDA TIGNOOLAJIYADU?

Tignoolajiyadu waxa ay jartay xawaare aan caadi ahayn taasoo ka dhigtay in la gaaro horumar la yaab leh dhawrkii sano ee la soo dhaafay..

Qormo: Qisada Allaha u naxriistee Sheekh Maxamed Albaani, Waa taariikh nololeed ku suntan halgan iyo in qofku ka dhabeey...
06/02/2024

Qormo: Qisada Allaha u naxriistee Sheekh Maxamed Albaani,

Waa taariikh nololeed ku suntan halgan iyo in qofku ka dhabeeyo hadafka uu nolosha u joogo.

Sheekh Albaani waa mid ka mid ah culimada casrigeena kuwooda ugu magaca dheeraa isla markaana saamaynta ugu badan ku lahaa dib u nooleynta cilmiga Xadiiska iyo tixraaciisa.

Sheekh Maxamed Naasir Al-Diin Al-Albaani waa mid ka mid ah culimada loo daliishado xadiithka oo la yidhaahdo Albaani

Address

Islam Mohamed Road, Target Center Ground Floor
Garoowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when QORMO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to QORMO:

Share