11/05/2025
                                            Nacalad baa ku taal Lucas Varques, Touchemeni, Garsia, Cebalos All Kaambiyada dambe yeysan kusoo laaban. Wlh difaaceena Moos waa dhaafay 🍌 
War wax aan sheego ma aqaan. 2 gool inaan la hormarno iyo saanaaa 
Come on Real Madrid. Carlo Anchelotti plz ilaa 4 badal sameey, difaacaan caadi ayuu u furan yahay                                        
 
                                                                                                     
                                                                                                     
                                                                                                     
                                         
   
   
   
   
     
   
   
  