Dhame Media

Dhame Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dhame Media, Media/News Company, Wabari, Garoowe.

25/01/2023

Idoor wagaashe

15/09/2022
Anisa IYo Yasmiin Waxay waxbarashada billaabeen   oo nool, balse shaley waxay soo dhammeeyeen asaga oo geeriyoodey. Runt...
14/09/2022

Anisa IYo Yasmiin Waxay waxbarashada billaabeen oo nool, balse shaley waxay soo dhammeeyeen asaga oo geeriyoodey. Runtii Waa Arin Xanuun badan. Anisa iyo Yasmiin aya ah labo gabdhood Oo walalo ah oo kunool magalada kuwasi Oo Ay shalay u ahad Farxad ah kadib markii Ay dhameeyen University of Science and Technology ee magalada Baydhabo oo Ay mudo soo wadeen. Balse markii Ay Xafladda Jamacada kasoo noqdeen Waxay go’aansadeen in Ay soo booqdeen aabahood Dr Cabdiqadir Huudow Cismaan, Si Ay ugu soo duceeyaan oo Runtii aha aabe in badan kusoo dadaaley Waxbarshadood. Wuxuu aha ah Oo dhamaan macalimiinti iskuulka Ay Wada garanyaan, kaasi oo inta badan mid mid ula xidhiidhi jiray Macalimiinta, si uu ugu waraysto waxbrashada gabdhihiisa markii Ay dhigan jireen Dugsi Hoose ilaa D/si dhexe Ee ma'mur ilaa Jaamacadda. aya hada kaalinta koowaad u gashey Dhamaan Ardadii qalan jabineysey ee Jaamacada Yaaskey oo dhan (Public health) halka Anisa ay kaqalin jabisay Jamacadda (Agriculture). waana dareen Aad u xanuun badan markii Hooyo iyo Aabe garabkaagi Aheyn Farxadaha Qaar, Waxayna Jecelaayeen inuu Farax uu laqaybsado Aabahood Cabdiqadir oo hooyo iyo Aabe u aha kadib markii Ay Hooyadood h**e ugeeryootay balse alle Maqadrin Oo waxaa utimi tii alle, kaasi oo magalada Baydhabo 02.06.2020 gaar aha xafada Horseed. Runtii Waa arin Xanuun badan, alle subxanuhu watacaala hau naxriisto Aabe DR Cabdiqadir. Anisa IYo Yasmin alle Riyooyinkooda Nolosha ha rumeeyo, dhamaan Dadkana Walal IYo Waalid ha ugu dhigo.

Abdikarim Ahmed

WAQTI 😥
14/09/2022

WAQTI 😥

Address

Wabari
Garoowe
GHJ

Telephone

+252906815191

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhame Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dhame Media:

Share