Siciid Shiine Cali

Siciid Shiine Cali Soo dhowooow.

Waxan ahay Siciid Maxamuud; miskiin dhowaan magaalo soo galay,Macallin ka barramoosay heerka kowaad ee Kulliyadda Sayniska & Waxbarashadda, haddana barta heerkeeda labaad ee maamulka & maareynta Waxbarashadda.Nashqadeeye, muuq/muuqaal abuure iyo duube.

18/04/2025

Ma ku wada Safarnaa inta u dhaxaysa Tadjourah iyo Daffayanaatou, Djibouti. . .

Habeen wanaagsan saaxiibayaal.
18/04/2025

Habeen wanaagsan saaxiibayaal.

Ururka Warbaahinta Puntland (MAP) ayaa Garowe ka furay tababarka Dhisidda Awoodda iyo Tayada Hawlwadeennada Warbaahinta ...
26/11/2023

Ururka Warbaahinta Puntland (MAP) ayaa Garowe ka furay tababarka Dhisidda Awoodda iyo Tayada Hawlwadeennada Warbaahinta Puntland oo ay ka qayb qaadanayaan 25 qof.

Gudoomiyaha Ururka MAP Maxamed Caynsane ayaa furitaankii ka sheegay in ujeedka tababarkan yahay kobcinta aqoonta maamul ee ka qayb galayaasha iyadoo xooga la saari doono dhinacyada anshaxa, sharciga iyo dejinta hiigsiga maamul ee xarumaha warbaahinta.

Inta uu socdo waxa maamulayasha xarumaha warbaahinta iyo tifatirayaashu is waydaarsan doonaan khibradahooda shaqo sidoo kalena waxa qayb ka ah kaalinta warbaahinta Puntland kaga aadan kala-aragti duwanaanta doorashada.

20/11/2023

Ragii wuxu noqday wax dumarku ku ciyaaraan!😃
Gabdho la weydiiyey nin gaaban iyo nin dheer kee baa dookheeda ah ?
Cridit: Astaan TV

Gabdhaha Haldoorka ah ee ka soo jeeda gobalka Sanaag ee ku dhaqan caasimada Puntland ee Garoowe ayaa Xaflad heerkedu sar...
15/09/2023

Gabdhaha Haldoorka ah ee ka soo jeeda gobalka Sanaag ee ku dhaqan caasimada Puntland ee Garoowe ayaa Xaflad heerkedu sareeyo oo ah soo dhawayn iyo harimo-sharafeed ku maamuusay xulka Gobalka Sanaag.

Taas oo ay garab istaag ugu muujiyeen xulka gobolka sanaag iyaga oo ku maamusay shahaado sharaf ay ugu mahadcelinayaan dadaalkii iyo ciyaarwanaagii ay muujiyeen intii koobka Dowlada puntland socday.

Gabdhaha dhalinyarada reer sanaag ayaa madasha kaga dhawaaqay urur ay kaga shaqeeynayaan danaha gobolka ,sidoo kale waxay xuseen in ay wadaan dadaalo ay garoonka kubada cagta ee badhan ugu samynayaan olole hal milyan halmaalin lagaga ururrinyo baraha bulshada (Social media fundraising campaign).

Qaadashada ardayda cusub ee sannad waxbarasheedka 2023-2024 Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Faraca-Puntland Badhan oo ga...
03/09/2023

Qaadashada ardayda cusub ee sannad waxbarasheedka 2023-2024 Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Faraca-Puntland Badhan oo gabo-gabo maraya, adiga oo meeshaa rabbto jooga ayaad si Online ah isu diiwaan-gelin kartaa.

02/09/2023

Hadal Xaqiiq ah Sheekh Maxamuud xaliike.

10/08/2023

Kaamirada qarsoon iyo Cabdimaalik muuse coldoon|Barnaamijka waa-ku-kaa!.

07/08/2023

Ma jirtaa gabadh dahabka xasaasiyad ka qaada"toloow?🙈🤔

03/08/2023

Waxa la yiri hadii gabadha ninkeedu uu gacan adag yahay oo uu waxba siin waayo ay ka xadi karto xoogaa lacag ah?. 🙈😂

Musuq-maasuqu meel walba hareeyey wuxu sababay in dadkii orodka iyo waxa-kan ehelka u ahaa dalka iskaga cararaan, baddah...
01/08/2023

Musuq-maasuqu meel walba hareeyey wuxu sababay in dadkii orodka iyo waxa-kan ehelka u ahaa dalka iskaga cararaan, baddahana ku dhintaan!

Saamiya Yuusuf Cumar oo ka mid ahayd gabdhii wadanka ku meteli jirey orodada noocan ah, allah haw-naxariisto waxay ku dhimatay Xeebaha Mediterranean-ka iyadoo is leh nolol tan Soomaaliya dhaanta ayaa Yurub taala oo aad xirfadaada si aan eex lahayn ugu soo bandhigi kartaa riyooyinkaaganna ku horumarin kartaa!.

Address

Garowe
Garoowe
00252

Telephone

+252907313819

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Siciid Shiine Cali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Siciid Shiine Cali:

Share

Category