Ahlusuna TV

Ahlusuna TV Chanalkan Ahlusuna TV waxaad kahelaysaan duruus diini ah fadlan pageka like saar mahadsanid

Waxaa la ogeysiinayaa walalaha khayrka jecel inuu inoo bilaabanayo kitaabkii ahaa madaaruju culaa Kitaabkaas oo ah kitaa...
08/01/2024

Waxaa la ogeysiinayaa walalaha khayrka jecel inuu inoo bilaabanayo kitaabkii ahaa madaaruju culaa
Kitaabkaas oo ah kitaab tasoowf ah wax badana aan ka faaiidi doono insha allah oo akhiradena ku sabsan
Waxaan soo galin donaa bartaan telegramka ku lenahay

https://t.me/sheekhAbdixakiim

Fadlan ka faaidayso casharada socda si aad ugu barwaaqowdo aduunkaaga iyo akhiradaadaba
11/12/2023

Fadlan ka faaidayso casharada socda si aad ugu barwaaqowdo aduunkaaga iyo akhiradaadaba

Waxaad ka helaysaan kutub kala duwan Sida:- Naxwaha Sarfaha Fiqiga Iwm.

Ogaysiis waxaad kala socon kartaan casharada baxa telegramka fadlan raac linkga hoos idinkaga muuqda mahadsanidin Waxaad...
09/08/2023

Ogaysiis waxaad kala socon kartaan casharada baxa telegramka fadlan raac linkga hoos idinkaga muuqda mahadsanidin
Waxaad ka helaysaan kutub kala duwan
Sida:-
Naxwaha
Sarfaha
Fiqiga
Iwm.

ogesiis waxaa la ogeysiinayaa walalaha khayrka jecel đŸ‘‡Bilabashada kitaabka subadka ah ee ka faa'idaysi wacan oo u inoo a...
05/08/2023

ogesiis
waxaa la ogeysiinayaa walalaha khayrka jecel đŸ‘‡
Bilabashada kitaabka subadka ah ee ka faa'idaysi wacan oo u inoo akhrinayo shiikheena Sh Abdixakiin Muuse Cali
tel:0905264898 / 0906794970

17/07/2023
08/06/2023

Ducada daynta alle sababteeda kaaga gudayo saxaabigii jaliilka ahaa mucaad ibnu jamal
sh saalax macalim cab.........

07/06/2023

Qisadi siciid binu jubeer iyo xajaad
sh saalax macalim......

18/02/2023

Khawaarigta is qarxinaysa oo naftooda gubaya illahay wuxuu u diyaariyay cadab kulul oo ay ku waarayaan sh islamacil xashi allaha u naxariistov gacantooda ayuu ku baxay kuwuu ka hadkayay

17/10/2022

Waa qaybtii labaad ee Baabu dahaara iyo kitaabkeenii anwaarka
fadiilatu sheekh cabdixakiin muuse cali

Address

Garoowe

Telephone

+252906794970

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahlusuna TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ahlusuna TV:

Share