Daljoog Media Inc

Daljoog Media Inc Daljoog media always available in Somalia

20/01/2023

Habeen wacan oo wanagsan dhamaan asxaapta daljoog media inc
Dhawaan waxan soo gudbin doona barmaamijyo kala duwan

24/01/2020

Matahay qof warbaahinta ka shaqeeya:
Ma aqoon ma u leedahay:
Daljoog Media Shaqo aya ka banan:
Shuruudaha shaqada:
Inaad tahay qof haysta shaahdo secondary ama cadayn jaamacadeed ma wax udhigma.
Inaad soo baratay shaqada warbaahinta kuna soo shaqaysay.
Inaad leedahay aqoon dheeri ah oo masuuliyadi Ku jirto.
Inaad tahay qof yaqaan saddex luuqadood @ qoraal iyo hadalba @
Inaad aqoon dheeri ah uleedahay shaqadan.
Inaad taqaan computer-ka kuna soo shaqaysay.
Inaad tahay qof 20- 35sano jir iyo waxii ka wayn Oo masuuliyadiisu fiican tahay .
Mahadsanid

08/11/2019

Jimce Wanaagsan Dhamaantiin

Address

Main Street
Garoowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daljoog Media Inc posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category