Dunida Online

Dunida Online Dunida online.
(1)

09/08/2026

Madaxwayne Deni sanadkii 2019-kii raggii dhisayay wuxuu ku yiri anigu mar dambe tartami maayo laakiin waa tartamay 2024, hadda caawa wuxuu yiri tartami maayo laakiin damaca ayaa hogaamiya siyaasiga Somaliga. Aragtidaada?

“Madaxweyne Deni afkiisaa Waan ka Maqlay Isagoo Dhahaya Waxaan ka mid ahaa ergadii Asaaskii Shirkii Asaaska Puntland, ba...
09/08/2026

“Madaxweyne Deni afkiisaa Waan ka Maqlay Isagoo Dhahaya Waxaan ka mid ahaa ergadii Asaaskii Shirkii Asaaska Puntland, balse Aniga Indhahaygu xataa hal maalin ma qaban, ergooyinkuna waa wax qoran oo Gobol gobol u qoran ee waxaan leeyahay saxiibow kula daarashada naga daa anigu kaliya waxaan qirayaa in Madaxwayne Siciid Deni ahaa Agaasimihii Guud ee Madaxtooyadii Maamulkii AUN Jaamac Cali Jaamac”. Sidaa waxaa yiri mid kamid ahaa ergadii iyo aasasayaashii PUNTLAND oo lasoo Xidhiidhay DUNIDA ONLINE islamarkaasna ka gaabsaday magaciisa balse sheegay in uu dhawaan Waraysi kaga hadli doono arrimahaas. Aragtidaada?

09/08/2026

Shirkada Dhaayo bila optical Waxaad kahelaysaa muraayado kuu ilaaliyaha Cafimaadka indhahaaga waxay kutaal Magalada Garoowe gaar ahaan xaafada 1August gaar ahaan wada Guureeye .

Kala Xirir : 907651957 or 7739130.

09/08/2026

HUBKA laga bililiqaystay Xerad PSF-GAALKACYO, Beesha Cumar Maxamuud Uma dhammayn waxaa bililiqaystay JIFIYO GAAR AH oo ay hogaaminayeen DHAGAWAYNE & DUWANE- Caaqil kasoo hadlay Gaalkacyo oo Xusay Cida bililiqada gaystay…..

09/08/2026

Mudug:Nabadoon Xaarin oo habaaray Deni oo u sharaxan madaxwaynaha Soomaaliya

UPDATE: Xuutiyiinta Yemen ayaa Bab-Almendab sooriday diyaarad MQ-9 oo ah nooca USA samayso. Washington ayaa saaka sheegt...
09/08/2026

UPDATE: Xuutiyiinta Yemen ayaa Bab-Almendab sooriday diyaarad MQ-9 oo ah nooca USA samayso.

Washington ayaa saaka sheegtay in diyaaradaasi ay kutimi Cilad.

09/08/2026

"PSF waxay quudin jireen in kabadan 4kun oo qoys oo deganaa xaafadaha Bosaso 20ki sano ee lasoo dhafay"Xasan Maxamuud Shire oo katirsan Golaha Deegaanka ee degmada Boosaaso.

09/08/2026

Xil Xasan Firinbi- “Doorashada gudoomiyaha Waa Malxiis doorasho loo rabo iyo Isku Camirid”.

NAIROBI: Siyaasi Abdihabiib Yaasiin Warsame oo maanta Qado Sharaf ugu sameeyay Nairobi masuuliyiin h**e oo xilal kala du...
09/08/2026

NAIROBI: Siyaasi Abdihabiib Yaasiin Warsame oo maanta Qado Sharaf ugu sameeyay Nairobi masuuliyiin h**e oo xilal kala duwan kasoo qabtay dalka,siyaasiyiin, ganacsato, waxgarad, aqoonyahanno, iyo qurba-joog kuwaas oo kasoo jeeda beelaha dariska ah ee Cumar Maxamuud iyo Sacad Siciid.

Dhammaan Siyaasiyiintii iyo Waxgaradkii waxay si mideysan u muujiyeen sida ay uga go'an tahay ilaalinta nabadda, xoojinta kalsoonida bulshada, iyo ka hortagga arrimaha xasaasiga ah ee keeni kara kala fogaansho ama khilaaf dhex mara beelaha walaalaha ah ee wada dega gobolka Mudug iyadoo intii shirku socday la isku raacay in mudnaanta la siiyo wada-tashiyo joogta ah oo ku saabsan xal u helidda caqabadaha jira iyadoo la isku raacay saddex qodob.

1. In si wadajir ah loo xoojiyo dadaallada nabadda iyo wadajirka bulshada.
2. In la dhiso guddi joogto ah oo si dhow ula socda xaaladaha gobolka, kana shaqeeya
ka hortagga khilaafaadka.
3. In la hirgeliyo mashaariic horumarineed oo mideysan.

09/08/2026

“Waa CEEB iyo AQOON XUMO in Maxaabiis loogu mana sheegto funaanado ayaan idiin soo gadnay, Waana wax gaf ku ah Xeerarka Caalamiga ah ee Maxaabiista”. W/Q XASAN MADAALE.

Address

Barxada Garoowe, Islaan Mohamed Street
Garoowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dunida Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dunida Online:

Shortcuts

Share