OGAAL MEDIA

OGAAL MEDIA warar sugan,arrimaha bulshada,wacyi gelin.

08/02/2023

Taliskoodii waa la gubay dhufayskiina waa laga saaray way kala qaybsameen, si fiican baa loo shiilay Afarta koone waa laga jiraa dhexday kujiraan, waddo ay ka baxaan bay raadinayaan waa naf la caari Argagixisadii, marba waa isa soo qaadayaan deedna si fiican baa lo dhalaallinayaa, guul jamaahiirta mayalka adag๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐ŸŽ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐ŸŽ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐ŸŽ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐ŸŽ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ™

08/02/2023

War cusub: madaxda dhaqanka Somaliland ayaa khadka taleefanka kula soo xidhiidhay Garaad jaamac garaac ismaacil waxayna ku dhaheen โ€œGaraad xabad joojin ku dhawaaq oo hala wada hadlo โ€œ.

Garaad jaamac ayaa ugu jawaabay โ€œinta wiilashiinu Laascaanood joogaan argagaxisana aan nagu sheegaysaan wada hadli mayno dagaalkana waan wadaynaa, caalamku ha ina soo dhexgaloโ€.

07/02/2023
06/02/2023

936 Lanbarka gurmadka deg-degga ah wac haddaad aragto qof u baahan caawimo.

06/02/2023

DegDeg "Gala Dagaalka"Garaad Jaamac Garaad Cali. .

06/02/2023

Waa ninkii laga hayey tan wa in eynu u dhimana wana u dhintay gobanimo
Maxamud ali xirsi afgaab wa shahiiday

Address

Garowe

Telephone

+252907457794

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when OGAAL MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to OGAAL MEDIA:

Share