Horn Tv

Horn Tv Warbaahinta Horn Tv waxaad ka daawan karta wararka dalka iyo dibadda kamid noqo saxibada ay ku leedahay faceeboka ee warbahinta

29/09/2025

“Puntland ha jirto ciidamadu ha noladaan “Xildhibaan yasiin taakilo o kamida xildhibanada barlamaanka puntland xaflada lagu tagerayay ciidamada puntland

Safiirka Ruushka u fadhiya Faransiiska , Alexey Meshkov oo la waydiiyay waxa dhacaya haddii isbahaysiga NATO uu soo ridi...
25/09/2025

Safiirka Ruushka u fadhiya Faransiiska , Alexey Meshkov oo la waydiiyay waxa dhacaya haddii isbahaysiga NATO uu soo ridi diyaaradaha Ruushka , wuxuu yiri ; “ Haddii NATO soo rido diyaarad Ruush ah, taasi waa dagaal , mana ka dib dhici doono Ruushka inuu jawaab bixiyo.”

07/09/2025

Warmurtiyeedka Shirweynaha Wadatashiga Beesha Reer Mahad oo maanta lagu soo xiray degsiimada Bali_busle ee degmada Jariiban ee gobolka Mudug, ayaa waxaa ka soo baxay go’aamadaan.

DuqaDegmada Gaalkacyo Mohamed Daacad ayaa xilka iska Casilay kadib khilaaf dheer oo mudo soo jiitamayay oo u dhaxeeyay i...
03/09/2025

DuqaDegmada Gaalkacyo Mohamed Daacad ayaa xilka iska Casilay kadib khilaaf dheer oo mudo soo jiitamayay oo u dhaxeeyay isaga iyo Golaha Deeganka Gaalkacyo

31/08/2025

Maalinti 4aad shirweynaha beesha reer mahad

  Shirweynaha beesha reer mahad o malintisi 3aad
30/08/2025

Shirweynaha beesha reer mahad o malintisi 3aad

30/08/2025

Shirweynaha beesha reer mahad maalinti 3aad

30/08/2025

Cabaas wadani
And hoolka doorashada

30/08/2025

DEGDEG: Lacagaha xalay ka baxay Musharaxiinta Mamulka waqooyi Bari ee Somaaliya nuqulkeedu waa 4Milyan iyadoona xilidhibaan kasta uu heleyay 30kun oo dollar iyadoo dooroshadu Noqonayso labo wareeeg oo kali ah sida xoguhu Tilmaamayaan--

X-Geylan

30/08/2025

Laascaanood:- goobta doorashadda madaxtooyadda ayaa diyaarsan goordhow ayaa la filaya in la guda galo doorashadda.

29/08/2025

Ninkee noqon kara Madaxwaynaha Waqooyi Bari Soomaaliya?

28/08/2025

Muqaalka guud ee daahfurka shirka beesha reer mahad

Address

Garowe

Telephone

+252906687295

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horn Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Horn Tv:

Share